Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Shiikh Shariif oo Fariin U Diray Usama Iyo Shiikh D. Aweys Oo Ku Soo Xerooday Mogdisho

Thursday - April 23, 2009

Masar- Qaahira- Madaxwaynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa fariin culus u diray Hoghaamiyaha ururka Al-qaacidda Sheekh Usama Bin Laden, wuxuuna ka

Warkii oo dhan

Maxkamad London Ku Taal Oo Dacwad Ku Qaadeysa Yaasin Cali Oo Lagu Eedeeyey Xiriirka Al-Qaacida

Wednesday - April 22, 2009

Lodon: Soomaali 32 jir ah sitana dhalasho Swedish oo la yirahdo Yaasin Ali ayaa Police-ka dalka Ingriisku gaar ahaan kuwa qaabilsan arimaha  Argagixisada

Warkii oo dhan

Soomaaliya Oo Loo Codsaday Lacag Lagu Maalgaliyo Xaalada Soomaaliya

Tuesday - April 21, 2009

UNICEF waxa ay codsaneysaa maaliyad degdeg ah oo lagu maalgeliyo barnaamijyaada xaaladaha degdegga ah ee lagu gargaarayo carruurta iyo haweenka Soomaaliyeed. Iyada

Warkii oo dhan

Qodobada Ugu Door-roon Todobaadkaan

Monday - April 20, 2009

Qodobada ugu doorka roon todobaadkan dhamaadey waxa ka mid ahaa shirkii Maraykanka iyo Iiraan oo aan guul ku dhamaan.... Waxa kaloo dhacay shir ay ku kulmeen madaxweyne

Warkii oo dhan

Wasiirki Jaaliyadaha Diaspora Mr. Azhari Oo Weli Mitir-Mitir U Tirinaya Socdaalkiisi Waqooyi Amerika

Sunday - April 19, 2009

USA- Minnesota: Mudane Cabdulaahi Axmed Azhari wasiirka jaaliyadaha " Minister of diaspora and communities abrod of TNG" ayaa socdaalkiisi dalalka waqooyiga

Warkii oo dhan

Alqaacida Oo Ku Wargalisey Adeegayaashooda Soomaaliya Iney Weeraraan Maraakiibta Iyo Dalka Jabuuti

Friday - April 17, 2009

Washington: Xubin sarre oo ka tirsan ururka Alqaacida oo lagu magaacabo Sa'id Ali Jabir Al Khathim Al Shihri kana soo jeeda dalka Sacuudi Arabia ayaa cajalad cod

Warkii oo dhan

Wareysi: Ciyaaryahanka Xulka Qaranka Soomaaliya Iyo Kooxda Elman Maxamed C/Qaadir Mayoow " Dacayeey"

Friday - April 17, 2009

Waxaa inoo suuragashay inaan wareeysi layeelano Maxamed Cabdulqaadir Mayoow ”Dacayeey” oo ka tirsanaan jiray Ciyaartooydii soo martay Xulka Qaranka Somalia Xiliyadii

Warkii oo dhan

Fadiilat Al-Digtoor Shiikh Shuceyb Iyo Baraarujintiisi Jimcaha " Dhaawacyada Ka Yimaada Dabka"

Thursday - April 16, 2009

Asalamu Aleykum,Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah weyne, iyo saliga Suubanaha N.N.K. ha ahaato. Baraarujinta Jimcahan waxuu ku saabsan Yahay:-Dhaawacyada ka Yimaada

Warkii oo dhan

Madaxweyne Asif Zardaari Oo Saxiiixay In Shareecada Lagu Xukumo Gobolka SWAT

Wednesday - April 15, 2009

Madaxweynaha dalka Pakistan Asif Cali Zardari ayaa saxiixay qodob dalkaasi Pakistan gudihiisa muran dhaliyay oo shareecada Islaamka loogu soo rogayo gobolka Swat

Warkii oo dhan

Aftahanimadu Waa Mid Dabiici Ah Iyo Mid La Kasbado By Xasan X. Aadan

Wednesday - April 15, 2009

Waxaan ugu horayn salaamayaa dhamaan akhristayasha sharaf ta leh salaantaa ka dib waxaa  mahad iska leh ilaahi ina baray akhriska iyo qorista,intaas ka bacdi

Warkii oo dhan

dfgdfgnhg

Wednesday - April 15, 2009

Xukuumada Somaliland oo ka hadashay khubaro Itoobiyaan ah oo Soo galay xuduuda Somaliland iyo kooxaha Budhcad badeed ee maraakiibta ku haysata Laasqoray    Hargaysa

Warkii oo dhan

Dayaarad Duuliyihii Waday Uu Dhintay Iyadoo Hawada Sabeyneysa

Tuesday - April 14, 2009

USA-florida- Diyaarad yar oo sidey 6 qof oo ku jiro duuliyihii wadey ayaa markey hawada caga-cageynesey qiyaastii ilaa 10.000 oo feet dhulka ka sareysey ayaa sida

Warkii oo dhan

Obama Oo Ku Hanjabay Inu Qaadi-doono Talabo Lagu Ciribtirayo Burcad-badeeda Isbaarada Dhiganeysa

Monday - April 13, 2009

Washiton- Madaxweyne Obama ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in ciidamada Badda Mareykanka ay sii wadayaan howlgalada milateri ee lagu cidhibtirayo kooxaha Burcad

Warkii oo dhan

Adeerow Joog kuma Hakado Awr Qooqane... Burcadi Oo Araxda Laga Jabiyey Iyo Cap. Philips Oo Badbaaday

Sunday - April 12, 2009

Ciidamada badda ee dalka Mareykanka kuna sugan xeebaha dheer ee dalka Somalia ayaa xoog ku soo furteen Capt. Richard Phillips oo dalkaasi u dhashay kaasoo muddo

Warkii oo dhan

Mareykanka Oo Ka Cabsi Qaba In Magaalooyinkiisa Ay Isku Dhex Yaacaan Sabab Virus Uga Yimaada.......

Friday - April 10, 2009

Washigton DC- Waxa beryahan dambe soo badanaya hirdanka dagaalka qabow ee aan tooska ahayn ee u dhaxeeya wadamada xaga teknoolajiyadda ka horumarey ee Maraykanka,

Warkii oo dhan