Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

WARARKA MAANTA

Waa Casharki Joogtada Ee jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al- Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - July 15, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Geesigi fanka Keynaan Cabdi Oo Iska Riixay War Ay Time Ku Nabtay

Wednesday - July 14, 2010

kaynaan Cabdi Warsame Fanaanka Caanka ah ee Dhalasho ahaan ka soo jeeda Dhulka Somalida ayaa sheegay Inuu Si wayn uga Xumaaaday Warar dhawaan lagu faafiyay Jariirad

Warkii oo dhan

Nin Marqaan La doorsamay Oo Jaceyl Gacalnimo U Koray Yaxaas Nool

Tuesday - July 13, 2010

Qof Dalxiise ah oo u dhashay Dalka Australia ayaa Cusbitaalka la dhigay kadib markii uu dul baxay Yaxaas ku jiray Xero lagu xananaeeyo Yaxaaskan oo lagu magacaabo

Warkii oo dhan

Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Somaaliland Oo Baxsaday

Monday - July 12, 2010

Hargeysa: Xigasho Jamhuuriya - Taliyaha Ciidanka Sirdoonka Qaranka Somaliland Maxamed Nuur, ayaa la sheegay inuu dalka ka baxsaday, iyada oo lagu jiro xili kala

Warkii oo dhan

Al-Shabab Oo Mawjada Dhiiga Ku Camiray Caasimada Kambala Iyo Madaxweyne Museveni Oo Suunka Giigsaday

Sunday - July 11, 2010

UGANDA- Ugu Yaraan 23 Qof ayaa ku dhintay laba qarax oo caawa ka dhacay caasimada dalka Yugandha ee Kampala, Sida Boolisku sheegay lama garanayo sababta qaraxaas

Warkii oo dhan

Amiirka Al- Shabaab Iyo Xasan Daahir Aweys Oo Kulan Qarsoodi Ah Yeeshay

Sunday - July 11, 2010

Hogaamiyayaasha labada koox ee Islaamiga ah ee dalka Somalia, ayaa isugu yimid wada hadal looga gol lee yahay inay mideeyaan labada ciidan ee kasoo horjeeda Dowladda

Warkii oo dhan

Xayawaan Badeed Oo Sii Saadaalisay Cida Ku Guuleeysaneysa Koobka Aduunka Ee Dhacaya Axadaan By ....

Saturday - July 10, 2010

Xayawaan badeedka ay Soomaalidu u taqaano Faramagoogo oo ah makhluuq ilaa dhowr gacmood leh oo aan inta badan ka wayneyn gacan mugeed isla markaana uu Filasoofkii

Warkii oo dhan

Sababaha Shacabka Konfur Afrika Ay U Taageeraan Ciyaartoyga Holland

Friday - July 9, 2010

Dalka Holland waxaa kasoo jeeda Madaxwaynayaashii soo maray K. Africa wakhtiyadii Midab kala soocasida Big Botha oo loogu yeedhi jiray Yaxaaskiia waynaa ee Afrikaans(

Warkii oo dhan

Waa Maxay Niyad Jabku

Friday - July 9, 2010

Waa Maxay Niyad jabku..?By Dr Faaloposted by: admin scww……waxan aad hambalyo ugu dirayaa  shabakadaha waraka ee somaliland   hawlkar nimada ay umada

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al- Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - July 8, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan

Mesi Oo Lagu Sagootiyey Hesti Caanka Ahayd .. Argentiney Ha ii Ooyin " Dont Cry For Me Argentina

Wednesday - July 7, 2010

Maant waa maalin murugo iyo ciil u ah taageerayaasha reer Argentina ee ku mamay Ciyaarta kubbada cagta Waa maalin lagu xusuuto heestii caanka ahayd ee lagu xuso

Warkii oo dhan

M/weyne Silaanyo Oo Ku Buuqsan Sidi U Gaarsiin lahaa Beelaha Doonaya Saamiga Jago"Anaga Waa Nakan"

Tuesday - July 6, 2010

Wararka laga soo xigtay dad loo qaateen ah oo u dhaga daloola Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in magaaladu ay la ciir-ciireyso Dad xilal doona ah

Warkii oo dhan

Madaxweyne Shiikh Shariif Oo Aqbalay Liiska Uu Soo Gudbiyey Cumar Cabdi-Rashiid

Saturday - July 3, 2010

War ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in Sh. Shariif uu aqbalay liiska golaha Wasiirada maanta ka soo baxey xafiiska Ra'isal wasaaraha Somalia. Madaxweynaha

Warkii oo dhan

Biladihii Iyo Abaalmarinadii Ciyaaraha Aduunka Loo Diyaariyey Ee FIFA Oo La Bililiqeystay

Friday - July 2, 2010

Ciidamada booliiska wadanka  South Africa ayaa  waxa ay xaqiijiyeen in abaalmarinadii FIFA ay ugu tala gashay ciyaaraha aduunka gaar ahaan kooxaha u soo

Warkii oo dhan

Waa Casharki Joogtada Ee Jimcaha Iyo Mu'adinki Xaq Sheega U Caan Baxay Al- Digtoor Caalim Sh.Shuceyb

Thursday - July 1, 2010

Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray

Warkii oo dhan