Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 5 Feb 2025

Beelo Isbadal Doon ah ( yes we can change) oo Musharaxiintoodi soo Bandhigay

Saturday - March 15, 2008

Bosaaso- Beelo Isir ahaan ku abtirsada gobolada puntlaand ayaa shaaca ka qaaday iney dabayaaqada sanadka dambe horaantiisa ay ka qayb galidoonaan tartanka madaxtinimada puntlaand oo ay u xulayaan musharaxiin u qalma jagaadaas.