Ogeysiis .. Ogeysiis .. Ogeysiis Muhim Ah
Monday - January 21, 2013
Bismilaahi Yaasiin .. Dear Akhristaaysha Gacal iyo sokeyba ee aan tiradooda halkaan lagu soo koobi-karin kuna taxan webkan Galdogob Times ha idin salaanto malaaigta karamada leh .. Galdogob Times oo wacdi iyo wax sheeg ee sida bareerka ku caan baxday iyo inu si daayo hadalo micno leh isla markana sida xaal hadba yahay iyo ereyadi wacnaa dhagaha lagu waraabiyo ku dhignay sadaro waa-weyn oo Runta ka tarjumeysa uu iminka si farsamo awgeed hawshiisi dadaalka lahayd hakad galiyey, waxaana rajeyneynaa inaan salabka dib u qaadano.