Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 12 July 2025

La Socodsiin .. Waa La Socodsiin

Tuesday - Feb 26, 2013

Walalayaal Ugu horeyn waxaa mahad gaara iska leh ilaaha Raxmaanka ah ee inagu simay ineynu caafimaad qab ku sii dul joogno aduunkaan maanta aynu ku noolnahay Intaas dabadeed Dear Akhristayaasha ee sida gaarka ugu taxan shabakadan Galdogob Times waxaan isla soo taagnay inaan idin la socodsiino in inti todobaad ah aan hakad galin-doono qoraalkayagi News maalmeedka ee web-kaan ku soo bixi jiray sababa la xariira hawlo gaara oo shaqo .. Waxaa mudan inaan warkeyga ku khatimo Salaanta sooryada ah sunada ah oo dhamaatiin si wacan iga gudooma