Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 13 July 2025

Ninkii Ku Diiqeysnaa Necbaa Islaamka Mr. Arnawd Fan Dorn Oo Cadeystay Islaanimadiisa

Tuesday - March 5, 2013

Waxaa si lama filaan ah Masjidka Sunada shahaadadi Islaanimada isagoo luqada carabiga ku qirtay Mr. Fan Dron .. Mr. Fan Doran waxuu ka mid ahaa xubin xisbiga midigta ee Fog isla markaana waxuu ka mid ahaa Raga cadaadinta iyo colaada adag ku hayn jiray dadka islaamka ee dalkaas ku nool

Islaanimada u soo galay Mr.Fan Dorn wxay si xooli ah ugu faaftay cariga Holand, isla markaana waxay ka careysiisay ragi cag-madhigayaasha ee jaalka kula ahaa girgirka seefta cadawtinimada islaamka, hasa ahaate mar saaxiibadiis ay arintaa ka wareysteen waxuu u sheegay in darajada islaanimada Alle ninkuu doono siiyo, dibnahaygana wixii maanta ka dambeeya waxaan baraya Xaqa ayuu ugu jawaabay

 laakin dadka islaamka ee dalkaas ku sugan markii hore shaki ayaa ka galay islaanimada fan Doraan.