Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 17 July 2025
Galdogob Times
Menu
Home
Qur'an
Heeso
Gabayo
Contact Us
Beelaha Hawiye Oo Qaylo Dhaan Ka Soo Saaray Beesha Hiraab
Saturday - June 1, 2013
Mogadisho: Xigasho Allidamaale News Center-Dhawaaq iyo sawaxan xooggan ayaa wuxuu ka taaganyahay dhammaan gobollada ay degaan beelaha hawiye iyadoo beesha hiraab ay faramarooqsi iyo gumeysi ku heyso beelihii kale ee qabaa,illada hawiye ka koobnaayeen.
Waxaa jiray in dad badan oo aan hawiyaba aheyn ay qasab ku noqotay in ay hawiye iska sheegtaan,sababo aad u badan aawgood,ayna ka mid tahay in haddeysan hawiye sheegan la dilayo,xoolahoodana la xaalashanayo,ama laga kufsanayo dumarka.
Imaatinkii uu Xsan culusoow la wareegay maammulkii villa soomaaliya ayaa waxaa sii kordhay caburintii loo geysanayey qabaa,illada aan hiraabka aheyn ee hawiye iyadoo xaqooda iyo qeybtii kaga soo aadday 4.5 ay beesha hiraab ku wada fariisatay.
Wasiirka arrimaha gudaha c/kariim xuseen guuleed (suujino) ayna soomaalida oo dhammi ogtahay inuu ahaa gacanyarihii jeneraal ceydiid ayaa wuxuu yahay ninka ka dambeeya dhibaatooyinka ka aloosan dhammaan geyiga soomaaliyeed.
Mr suujino ayaa wuxuu ka soo horjeedaa in gobollada soomaaliya laga hirgeliyo maammul goboleedyo federaal ah,isla markaa c/kariim suujino ayaa ah ninka ugu horeeya ee xasan culusoow uu talada ka qaato marka laga reebo yuusuf garaad oo isaguna ah ninka kaliya uu culusoow ku kalsoonyahay.
Shalay ayey aheyd marka ay afka furteen qaar ka mid ah beelaha hawiye ee dega gobolka Hiiraan iyagoo ka dacwoonaya caddaalad xumo iyo in lagaba saaray Hawiyenimadii,isla markaa waxay eedeynayaan in c/kariim suujino uu arrimahaasi ku lug lahaa,qabaaillada dacwoonaya ayaa waxaa ka mid ah xawaadle,gaaljecel iyo jejeele, Suujino ayaa wuxuu ku caanbaxay laba wajiilenimo ,isla markaana qabiilka ka hormariya danta ummadda .
Suujino wuxuu ku caanbaxay isku dir iyo iska horkeen uu iska horkeeno beelo badan oo soomaaliyeed oo wada dega.taasoo uu ku muteystay inuu noqdo ninka kaliya uu xasan qoslaaye ka talo qaato.
Shirkii iyo dhismihii maammul goboleedka jubbaland state ayaa dowladda soomaaliya oo ka soo horjeedda in federaalku hirgalo ay sameeyeen maammullo gacan ku rimis ah ay leeyihiin waxaannu idiiin sameyneynaa maammul ay dowladdu ku andacooneysa inuu jirayo illaa lix bilood.
Waxaa dowladda culusoow u suurtoobi weyday inay maammuladii gacan ku rimiska ahaa ay shaqeyn waayaan sida Beledweyne,Beydhabo iyo Garbahaarreey.
Maqaalo Articles
Waa Xaqiiqa Ninba Kadabkii Loo Qoray ILaah Wuu La Kulansine .. Maxaad Ka Ogtahay Mucjisadi U Ku Dhashay Madaxweyne Putin
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Wax Bixinta Ugu Fiican Waa Mida U Qofku Bixiyo Isago Baahan .. Maal-qabeen Bill Gates Ayaa La Weydiiyey Haddi Uu Jiro Qof Isaga Ka Qanisan
Full Story
Ninba Si U Dhimay .. ILaah Wax Aan Aheyn Oo Wax Dili-kara Ma Jiro .. Qisadi Ninki ka badbaaday Rasaasti Araxan-darada Ee Korkiisa Lagu Shaandheeyey .. Meyd Baa Looga Tagay
Full Story
Allahayow Badbaadadaada Ha Ku Xiran Nin Beer Adag Iyo Bahalo Aan Nixin .. Qisadi Tuugi Day-Deyga Lagu Yiqiinay Oo La Arkay Isago Janada Socod Ku Dhex Mushaaxaya
Full Story
Qiso Dhacday Waqtigi Nabi Muuse .. Roob La'aanti Ku Dhacday Reer Bani-israaiil Iyo Sababti Keentay .. Ceebti Eeebe Astuuray
Full Story
Ruuxi Aan Taariikhda Awooyaashis Wax Ka Ogaan Waa Mid Aan Xoolaha Dhaamin .. Weligaa Ma Is Weydiisay Sidee Beesha Leelkase Ku Soo Degeen Galdogob
Full Story
Qiisadi Malabka .. Shiikh Ibn Siiriin: Khasaaraha Dhacay Waxaa ii Keenay Dambi Aan Ciqaabtiisa Sugaayey Muddo 40 Sano
Full Story
Waa Cashar Wacan Oo Lagu Cibrad Qaato.. Nin Lagu Badbaadiyey Qori Kibriid Ah
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Waa Qiiso Dhaba .. Waa Qiisadi Iga Oohisay
Full Story
Akhbaarti Nabi Muxamed SCW .. Laba Nin Qadaad-Weyn Xoog Iyo Muruqyo Ku Dhan Oo La Yiri So Qabta Nabi Maxamed SCW Iyo Filan-waagi Ka Hor Yimi
Full Story
ILaalinta Ballantu Waa Masuuliyad Muhim Ah Oo Xisaabtan iyo Is Weydin La imaan-Karta .. Nin Taajira Oo Dayacay Ballanti U Sameeyey Iyo Dhibki U Geystay
Full Story
Xikmadu Waxay Ku Jirta Qofkii ILaahay Caqli Galiyo Ee Garka Weyn Oo Kaliya Kuma Jirto .. Qiiso Dhex Martay Nabi Salemaan CS Iyo Shimbir Iyo Nin Gar-Weyn
Full Story
Gulufki Colaada Sacad Iyo Leelkase Turun-Turootay Ee Sii Tukhaan-Tukhiya .. Leelkase Iyo Sacad Haddey Nabadi Dul Timi .. Bootadi Ahayed: Kaalay Iga Qaad Iyo Ma Adaa Ku Dhaca Fagaara Lagu Bireeyey
Full Story
Xujadi Ugu Adkeyd Ee Nin Soo Marta .. Shiikh Balad Carbeed Oo Gabar Badwiyad Ah Qalbigisa Gashay Xod-Xodo Baas Ku Qabtay Iyo Xujo Adag Oo Ay Hordhigtay.
Full Story
Sheeko Dhaqameed .. Waraabe Baa Laga Sheegay: ILLa Canka Subagu Soo Qubo Ma Qaboobaayo
Full Story
Qaranimadi Somaliya Waxaa Maanta Ku Dikaday Takfi Iyo Kutaan Qol Madow Loogu Xiray .. Iyo Sida Siyad Bare Uga Diiday Shirkadihi Shidaalka Mareykanka In Loo Buuxiyo Doollar Sidi Dooga U Baxa
Full Story
Waa Cibaaro U Baahan In Dib Loo Jaleeco .. Ragi Qooqay Boqor Hayle Selaase Ee Sida Xun U Dhintay
Full Story
Akhbaarti Zamaanki Hore .. Waxshigi-Dugaaga Ee Dilay Xamze Bin Cabdi Mudalib Oo Ka Sheekeeyey Hoogi U Dhigay
Full Story
Waa Sheeko Dhex Martay Nabi Maxamed CSW Iyo Nin Reer Baadiya Ah Oo Yiri: Alle Waan Xisaabin Haddu ii Xisaabiyo Iyo Jawaabti Xag Alle Ka Timi
Full Story
Rabi Wuxuu Yiri: i Barya Waan Idin Dhago-Nuglaane .. Bal Eeg Qisadaan Cajiibka Ah Iyo Sida Eebe U Aqbalay Ducadi Adoonkiisa
Full Story
Qiiso Cajiib Ah .. Nin Gaal Ah Oo U Soo Islaamay Inu Hurdo Helo Kaliya
Full Story
Butin Iyo Gacal Doorashadiisa .. Quruxley Jaaheeda Aan Laga Jeesan-karin Sodon Magac U Qalanta Oo Gashay Qalwadi Valdmir Butin
Full Story
Qiso Cilmi Iyo Xikmad Ku Guda Jirta .. Alle Wuxuu Yiri: Aniga Waxaan Agtiisa Ahay Malaha Adoonkeygu Iga Fillaayo
Full Story
Waa Qiiso Kaa Qoslineysa .. Nin Eygiisa Qabuuraha Islaamka Ku Xabaalay Oo Anshax Xumo Lagu Soo Eedeyey Iyo Qaaligi Maxkamada Oo Sababo Lagu Qoslo Ku Sii Daayey
Full Story
Ninki Raga Madiina Ugu Qurxoona Iyo Wixii Kala Qabsaday Amiirki Cumar Ibnu Khidaab RC
Full Story