Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 17 July 2025
Galdogob Times
Menu
Home
Qur'an
Heeso
Gabayo
Contact Us
Eedeynti Abwaan Idaajaa Iyo Aw Jaamac Oo Weli Qodob Loo Cuskado La La'yahay
Thursday - June 6, 2013
Nin la baxay Aromo ayaa soo qoray maqaal uu u bixiyey http://www.keydmedia.net/article/article/voa-idaajaa_iyo_qabyaaladeynta_suugaanta/ Wuxuu ku dhaliilay arrin cajiib leh oo ah in suugaan yahannada uu xiganayo ay Daarood u badan yihiin, wuxuu doonayey wax lagu qoslo oo ah in suugaanta iyo hal abuurkii taariikhda galay ee Soomaaliya lagu qaybsado 4.5, su'aashuse waxay tahay, Idaajaa weli ma siisay magacyo dad taariikh iyo suugaanley ah oo noolaa horraantii qarnigii 20-aad iyo qarnigii 19-aad si uu u soo xigto? maya baan is leeyahay saa qolada aad wax u raadineysaa baba laha e !
Dadka soo baraarugey dhowaan (Hawiye) haddey caasimaddii ku fillaan weydey, haddii madaxtinimadii deeqi weysey, haddii VOA iyo BBC ay qabsadeen dacaayadoodana ka siidaayaan, haddii kuwii shalay qarankii Soomaaliyeed dumiyey welina aan garawshiyo laga helin, la yiri taliya haddii aad talo u ooman tihiin oo aad dad ku noqoneysaan dalka inta aad ka deggan tihiin baa ugu liitee. Weli ma gunuunuc iyo hoos ka guux baa ii baxaya !!!
Nimaan talin jirin hadduu taliyo nimaan tegi jirin baa taga, Faysal Cali Waraabe ayaa bishii May ee dhoweyd lahaa "goormaa Hawiye wax la weydiin jirey weligood maba taline" hadduu isku dayo inuu taliyona waa turunturoodaa, waxaa ka soo baxa background xumo iyo taariikh xumo, waxaa intaa u dheer isku kalsoonaan la'aan iyo rag iska dhici bilaash ah.
VOA waxay ku shaqaysaa aragtida qabqable Yabarow, iyado ujeedo ka leh waxay dacaayad u samaysaa Barre Hiiraale oo guri kaga xiran Kismaayo oo aan gacan wax ugu jirin, waxay fidisaa dacaayadaha ka dhanka ah Jubbaland, sidaas ooy tahay weli ma aragtay Mr Aromow qof ka jawaabey oo ka qayliyey?
Adigu barnaamijkii Idaajaa baad daba joogtaa, war intii kale oo dhan haddaad haysato duf ku baxe gun ma ahid miyaa?
Hawiye yiri suugaan baan ka hadlayaa wuxuu la mid yahay Dameer yiri waan Heesayaa, goormayse suugaantu noqotay hilbo qaybsi lagu cabbiro 4.5, hal abuur ninkii Alle ka dhigay oo u dhaliyey baa ah, haddii ay gobollo gaar ah u bateen waa idinka iyo nasiibkiin, suugaanta Soomaalida xooggeedu waxay taal Hawd iyo Nugaal, 95%, dhulkaa waxaa u badan Daarood oo ahmiyadda suugaanta looga dambeeyo, waxaa soo raaca Isaaq, tu'saale ahaan gabyaagii taariikhda galay 80% Daarood bay ahaayeen, 19% Isaaq bay ahaayeen, xitaa halka soo haray ma hubo in Hawiye wax ka yahay. Marka adigu iska ganuunuc oo Ilaahay la dirir, Ilaahay oo lala diriro waxaa kamid ah in abuurtiisa la naqdiyo, waayo Beesha Daarood haddii halgamaashii dalka iyo Suugaanleydii uu Eebbe u badiyey, markaa waxaa dacwo ka qabtaa oo la dagaalsan tahay abuurtii eebbe. Ok, hadda suugaanta uu Idaajaa ka warramo imisaad rabtaa in Hawiye ama Habargidir laga siiyo? adigu isa soo sharrax aan abwaan kugu magacawnee, illeyn intaasaa dhimane .. waan ka baxay
Maqaalo Articles
Waa Xaqiiqa Ninba Kadabkii Loo Qoray ILaah Wuu La Kulansine .. Maxaad Ka Ogtahay Mucjisadi U Ku Dhashay Madaxweyne Putin
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Wax Bixinta Ugu Fiican Waa Mida U Qofku Bixiyo Isago Baahan .. Maal-qabeen Bill Gates Ayaa La Weydiiyey Haddi Uu Jiro Qof Isaga Ka Qanisan
Full Story
Ninba Si U Dhimay .. ILaah Wax Aan Aheyn Oo Wax Dili-kara Ma Jiro .. Qisadi Ninki ka badbaaday Rasaasti Araxan-darada Ee Korkiisa Lagu Shaandheeyey .. Meyd Baa Looga Tagay
Full Story
Allahayow Badbaadadaada Ha Ku Xiran Nin Beer Adag Iyo Bahalo Aan Nixin .. Qisadi Tuugi Day-Deyga Lagu Yiqiinay Oo La Arkay Isago Janada Socod Ku Dhex Mushaaxaya
Full Story
Qiso Dhacday Waqtigi Nabi Muuse .. Roob La'aanti Ku Dhacday Reer Bani-israaiil Iyo Sababti Keentay .. Ceebti Eeebe Astuuray
Full Story
Ruuxi Aan Taariikhda Awooyaashis Wax Ka Ogaan Waa Mid Aan Xoolaha Dhaamin .. Weligaa Ma Is Weydiisay Sidee Beesha Leelkase Ku Soo Degeen Galdogob
Full Story
Qiisadi Malabka .. Shiikh Ibn Siiriin: Khasaaraha Dhacay Waxaa ii Keenay Dambi Aan Ciqaabtiisa Sugaayey Muddo 40 Sano
Full Story
Waa Cashar Wacan Oo Lagu Cibrad Qaato.. Nin Lagu Badbaadiyey Qori Kibriid Ah
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Waa Qiiso Dhaba .. Waa Qiisadi Iga Oohisay
Full Story
Akhbaarti Nabi Muxamed SCW .. Laba Nin Qadaad-Weyn Xoog Iyo Muruqyo Ku Dhan Oo La Yiri So Qabta Nabi Maxamed SCW Iyo Filan-waagi Ka Hor Yimi
Full Story
ILaalinta Ballantu Waa Masuuliyad Muhim Ah Oo Xisaabtan iyo Is Weydin La imaan-Karta .. Nin Taajira Oo Dayacay Ballanti U Sameeyey Iyo Dhibki U Geystay
Full Story
Xikmadu Waxay Ku Jirta Qofkii ILaahay Caqli Galiyo Ee Garka Weyn Oo Kaliya Kuma Jirto .. Qiiso Dhex Martay Nabi Salemaan CS Iyo Shimbir Iyo Nin Gar-Weyn
Full Story
Gulufki Colaada Sacad Iyo Leelkase Turun-Turootay Ee Sii Tukhaan-Tukhiya .. Leelkase Iyo Sacad Haddey Nabadi Dul Timi .. Bootadi Ahayed: Kaalay Iga Qaad Iyo Ma Adaa Ku Dhaca Fagaara Lagu Bireeyey
Full Story
Xujadi Ugu Adkeyd Ee Nin Soo Marta .. Shiikh Balad Carbeed Oo Gabar Badwiyad Ah Qalbigisa Gashay Xod-Xodo Baas Ku Qabtay Iyo Xujo Adag Oo Ay Hordhigtay.
Full Story
Sheeko Dhaqameed .. Waraabe Baa Laga Sheegay: ILLa Canka Subagu Soo Qubo Ma Qaboobaayo
Full Story
Qaranimadi Somaliya Waxaa Maanta Ku Dikaday Takfi Iyo Kutaan Qol Madow Loogu Xiray .. Iyo Sida Siyad Bare Uga Diiday Shirkadihi Shidaalka Mareykanka In Loo Buuxiyo Doollar Sidi Dooga U Baxa
Full Story
Waa Cibaaro U Baahan In Dib Loo Jaleeco .. Ragi Qooqay Boqor Hayle Selaase Ee Sida Xun U Dhintay
Full Story
Akhbaarti Zamaanki Hore .. Waxshigi-Dugaaga Ee Dilay Xamze Bin Cabdi Mudalib Oo Ka Sheekeeyey Hoogi U Dhigay
Full Story
Waa Sheeko Dhex Martay Nabi Maxamed CSW Iyo Nin Reer Baadiya Ah Oo Yiri: Alle Waan Xisaabin Haddu ii Xisaabiyo Iyo Jawaabti Xag Alle Ka Timi
Full Story
Rabi Wuxuu Yiri: i Barya Waan Idin Dhago-Nuglaane .. Bal Eeg Qisadaan Cajiibka Ah Iyo Sida Eebe U Aqbalay Ducadi Adoonkiisa
Full Story
Qiiso Cajiib Ah .. Nin Gaal Ah Oo U Soo Islaamay Inu Hurdo Helo Kaliya
Full Story
Butin Iyo Gacal Doorashadiisa .. Quruxley Jaaheeda Aan Laga Jeesan-karin Sodon Magac U Qalanta Oo Gashay Qalwadi Valdmir Butin
Full Story
Qiso Cilmi Iyo Xikmad Ku Guda Jirta .. Alle Wuxuu Yiri: Aniga Waxaan Agtiisa Ahay Malaha Adoonkeygu Iga Fillaayo
Full Story
Waa Qiiso Kaa Qoslineysa .. Nin Eygiisa Qabuuraha Islaamka Ku Xabaalay Oo Anshax Xumo Lagu Soo Eedeyey Iyo Qaaligi Maxkamada Oo Sababo Lagu Qoslo Ku Sii Daayey
Full Story
Ninki Raga Madiina Ugu Qurxoona Iyo Wixii Kala Qabsaday Amiirki Cumar Ibnu Khidaab RC
Full Story