Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 18 July 2025
Galdogob Times
Menu
Home
Qur'an
Heeso
Gabayo
Contact Us
Marwadi U Ka Geeriyooday Usama Bin Ladin Oo Ka Baxaday Jawigi Aamusnaanta Soona Bandhigtay Sir Culus
Friday - June 21, 2013
Amal Sadaac Abdilfataax oo ah Xaaskii uu ka geeriyooday Sheikh Osama Bin Ladin oo ahaa Hoggaamiyihii Ururka Al-Qaacida ayaa markii ugu horeysay waxa ay ka baxday Jawiga Aamusnaanta ayadoo Kashiftay sir dhowr nuuc ah oo aad uga yaabisay Caalamka, sidoo kalena waji gabax ku noqotay Dowlada Mareykanka oo sirtaan qarisay markii hore.
Amal Sadaac oo markii weerarka lagu qaaday guriga Bin Ladin la joogtay Seygeedii ayaa sheegtay in askar aad u fara badan oo Mareykan iyo Afganistaan isugu jiraa ay soo galeen agagaarka guriga ayagoo diyaarado dhowr ah kasoo daatay.
Waxay sheegtay xaaskani in rasaas iyo dagaal jilbaha la isku aastay kaasoo dhex maray ciidankii is baheysiga iyo ilaaladii Bin Ladin, ugu danbeyn la dhameeyay ilaaladii Bin Ladin oo ahaa kuwa yar tiro ahaan.
Bin Ladin oo markaas qolkiisa ku jiray ayey Xaaskiisu sheegtay in uu qoray soo qaatay isla markaana uu daaqada la aaday si uu rasaas uga rido, balse isla markiiba waxaa madaxa ka haleeshay rasaas socota, isagoo isla meshi ku dhacay naftuna uga baxday.
Xaaska Bin Ladin ayaa sidoo kale sheegtay in daqiiqad kadib ay askartu soo galeen guriga ayagoo qolka usii gudbay kadibna arkay shiikha oo meyd ah, dabadeedna si deg deg ah ula cararay diyaaradii gargaarka ee ay wateen, ayagoo si deg deg ah diyaarada ku kiciyay.
Arinka ugu yaabka badan ee Mareykanku uu qariyay ayeyse Xaaska Bin Ladin sheegtay in uu yahay kadib markii diyaaradii la kiciyay oo damacday in ay duusho ayaa waxaa qarax uu is qabsaday gabi ahaan diyaaradii taasoo halkii ku burburtay, ayadoo uusan qofna ka bad baadin.
Madaxweynaha Mareyka Brack Obama ayaa la sheegay in uu dhacdadaan daawanayay sida wax u dhacayeen oo TOOS ah, isagoo isla markiiba amray in arinta laga been abuuro oo caalamka loo sheegay in Osama la dilay, balse meydkiisa BADDA lagu riday.
Arintaan ayaana Caalamka oo idil ay rumeysan waayeen, maadaama in ka badan 10-Sanno ay Mareykanku baadi goobayeen, meydka Bin Ladin si ay caalamka u tusaan una sheegtaan in ay ka adkaadeen codowgooda koowaad ee ay ku tilmaamaan Al-Qaacida.
Isku soo wada duuboo hadalka Xaaskii Bin Ladin ayaa durbadiiba waxaa dunidu isugu faafisay si xad dhaaf ah, maadaama sirtaan iyo sida wax u dhaceen ay dowlada Mareykanka dhabar jab ku tahay, waxaana Saxaafadda Caalamku ku tilmaameen hadalka Xaaska Bin Ladin in uu yahay midka ugu Macquulsan ee la rumeysan karo, balse in Mareykanku uu Osama Bin Ladin dilo hadana Meydkiisa badda ku daro aysan aheyn wax la aamini karo.
Xaaska Bin Ladin ayaana sheegtay in ay ilaahey uga mahad naqeyso sida uu u asturay iimaamkeedii sidoo kalena ay ku sheegtay geesi Muslimiintu ku faani doonto, ayadoo intaas ku dartay in ilaahey ka shifay sirta iyo hadafka ay gaaladu maleegeen, kaasoo ahaa in indhaha caalamka la tuso Bin Ladin oo meyd ah.
Xigasho- arabsolaa.com/articles/view/121258/زوجة-
Maqaalo Articles
Waa Xaqiiqa Ninba Kadabkii Loo Qoray ILaah Wuu La Kulansine .. Maxaad Ka Ogtahay Mucjisadi U Ku Dhashay Madaxweyne Putin
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Wax Bixinta Ugu Fiican Waa Mida U Qofku Bixiyo Isago Baahan .. Maal-qabeen Bill Gates Ayaa La Weydiiyey Haddi Uu Jiro Qof Isaga Ka Qanisan
Full Story
Ninba Si U Dhimay .. ILaah Wax Aan Aheyn Oo Wax Dili-kara Ma Jiro .. Qisadi Ninki ka badbaaday Rasaasti Araxan-darada Ee Korkiisa Lagu Shaandheeyey .. Meyd Baa Looga Tagay
Full Story
Allahayow Badbaadadaada Ha Ku Xiran Nin Beer Adag Iyo Bahalo Aan Nixin .. Qisadi Tuugi Day-Deyga Lagu Yiqiinay Oo La Arkay Isago Janada Socod Ku Dhex Mushaaxaya
Full Story
Qiso Dhacday Waqtigi Nabi Muuse .. Roob La'aanti Ku Dhacday Reer Bani-israaiil Iyo Sababti Keentay .. Ceebti Eeebe Astuuray
Full Story
Ruuxi Aan Taariikhda Awooyaashis Wax Ka Ogaan Waa Mid Aan Xoolaha Dhaamin .. Weligaa Ma Is Weydiisay Sidee Beesha Leelkase Ku Soo Degeen Galdogob
Full Story
Qiisadi Malabka .. Shiikh Ibn Siiriin: Khasaaraha Dhacay Waxaa ii Keenay Dambi Aan Ciqaabtiisa Sugaayey Muddo 40 Sano
Full Story
Waa Cashar Wacan Oo Lagu Cibrad Qaato.. Nin Lagu Badbaadiyey Qori Kibriid Ah
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Waa Qiiso Dhaba .. Waa Qiisadi Iga Oohisay
Full Story
Akhbaarti Nabi Muxamed SCW .. Laba Nin Qadaad-Weyn Xoog Iyo Muruqyo Ku Dhan Oo La Yiri So Qabta Nabi Maxamed SCW Iyo Filan-waagi Ka Hor Yimi
Full Story
ILaalinta Ballantu Waa Masuuliyad Muhim Ah Oo Xisaabtan iyo Is Weydin La imaan-Karta .. Nin Taajira Oo Dayacay Ballanti U Sameeyey Iyo Dhibki U Geystay
Full Story
Xikmadu Waxay Ku Jirta Qofkii ILaahay Caqli Galiyo Ee Garka Weyn Oo Kaliya Kuma Jirto .. Qiiso Dhex Martay Nabi Salemaan CS Iyo Shimbir Iyo Nin Gar-Weyn
Full Story
Gulufki Colaada Sacad Iyo Leelkase Turun-Turootay Ee Sii Tukhaan-Tukhiya .. Leelkase Iyo Sacad Haddey Nabadi Dul Timi .. Bootadi Ahayed: Kaalay Iga Qaad Iyo Ma Adaa Ku Dhaca Fagaara Lagu Bireeyey
Full Story
Xujadi Ugu Adkeyd Ee Nin Soo Marta .. Shiikh Balad Carbeed Oo Gabar Badwiyad Ah Qalbigisa Gashay Xod-Xodo Baas Ku Qabtay Iyo Xujo Adag Oo Ay Hordhigtay.
Full Story
Sheeko Dhaqameed .. Waraabe Baa Laga Sheegay: ILLa Canka Subagu Soo Qubo Ma Qaboobaayo
Full Story
Qaranimadi Somaliya Waxaa Maanta Ku Dikaday Takfi Iyo Kutaan Qol Madow Loogu Xiray .. Iyo Sida Siyad Bare Uga Diiday Shirkadihi Shidaalka Mareykanka In Loo Buuxiyo Doollar Sidi Dooga U Baxa
Full Story
Waa Cibaaro U Baahan In Dib Loo Jaleeco .. Ragi Qooqay Boqor Hayle Selaase Ee Sida Xun U Dhintay
Full Story
Akhbaarti Zamaanki Hore .. Waxshigi-Dugaaga Ee Dilay Xamze Bin Cabdi Mudalib Oo Ka Sheekeeyey Hoogi U Dhigay
Full Story
Waa Sheeko Dhex Martay Nabi Maxamed CSW Iyo Nin Reer Baadiya Ah Oo Yiri: Alle Waan Xisaabin Haddu ii Xisaabiyo Iyo Jawaabti Xag Alle Ka Timi
Full Story
Rabi Wuxuu Yiri: i Barya Waan Idin Dhago-Nuglaane .. Bal Eeg Qisadaan Cajiibka Ah Iyo Sida Eebe U Aqbalay Ducadi Adoonkiisa
Full Story
Qiiso Cajiib Ah .. Nin Gaal Ah Oo U Soo Islaamay Inu Hurdo Helo Kaliya
Full Story
Butin Iyo Gacal Doorashadiisa .. Quruxley Jaaheeda Aan Laga Jeesan-karin Sodon Magac U Qalanta Oo Gashay Qalwadi Valdmir Butin
Full Story
Qiso Cilmi Iyo Xikmad Ku Guda Jirta .. Alle Wuxuu Yiri: Aniga Waxaan Agtiisa Ahay Malaha Adoonkeygu Iga Fillaayo
Full Story
Waa Qiiso Kaa Qoslineysa .. Nin Eygiisa Qabuuraha Islaamka Ku Xabaalay Oo Anshax Xumo Lagu Soo Eedeyey Iyo Qaaligi Maxkamada Oo Sababo Lagu Qoslo Ku Sii Daayey
Full Story
Ninki Raga Madiina Ugu Qurxoona Iyo Wixii Kala Qabsaday Amiirki Cumar Ibnu Khidaab RC
Full Story