Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 18 July 2025

Dalka Qadar Amiirkii tunkiisa daawaday Dunida Waalay Oo Awdiisi Xukun La Sii Xadaday

Saturday - June 22, 2013

Dooxa: Waxaa waayahaan soo dhacay warar isa soo taraya oo ka soo baxaya Qadar tilmaamaya in qoyskii boqortooyada Qadar Uu maalmahaan cirbaha is jarayaan oo iminka tafaraaruqoodi sidi tusbax go'ay loo kal taaganyahay.

Amiirka Qadar Shiikh Xamad Bin Khaliifa oo waayahaan dambe gaboowgi iyo xanuunkii u ka qabay kelyaha soo nugleeyey kana abaarsaday xaga xasuusta ayaa la taliyaashiisa iyo gaar ahaan ooridiisa garaadkeeda sareysa shiikhat Moosa kula taliyeen in inta u noolyahay u xilka amiirnimada dalka ku si wareejiyo wiilkiisa hanaqaadka noqday dhaxal sugaha Amir Tamim Bin Xamad, waxaana Amiir Xamdi lagu qanciyey in haddi tii alle u timaado aysan dhici doonin in wiilka u si sahalan kula wareegi-doonin dhaxalka dalka oo uu ka hor imaan-doono Ninka tunkiisa daawada kuna marqaansan mashruuca xukunka dalka sidu ula wareegi-lahaa ee la yiraahdo Shiikh Xamad Bin Jaasin Bin Jaabir oo ah raiisal wasaarha isla markaana ah Wasiirka Arimaha dibada.

Dabadeed