Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 18 July 2025

Morsi overthrown

Wednesday - July 3, 2013

Qaahira- Malatariga Masar ayaa soo faragaliyey xaalada cakirneyd ee Masar ka dib markii ay Dowladu Xal u waydey Marxalada Siyaasada iyo shacabka Careysan ee Saluugsan Xukuumada, Malatariga ayaa Xilkii ka xayuubiyey Madaxweyne Mursi waxaana wadanka si kumeel gaar ah u sii hogaaminaya Maxkamada Sare Cadil Mansuur, waxaana u magacaabi-doona raiisal wasaare milatari ah

Fagaaraha Taxriir ee bartamaha Qaahira oo kumayaal Mudaharaadayaal kasoo horjeeda xukuumadu ay isugu yimaadeen ayaa waxaa ka socda damaaashaad markiivay maqleen in Xukuumadii dhacdey, hasa ahaate dhinaca kale iyo kuwa taagersan maxamed Mursi ayaa wacad ku maray ineysan marna ka aamusi-doonin khiyaamada lagu afgambiyey dawladi sharciga lagu soo doortay.