Hambalyo Hambalyo Caaway Noo Egtahay Aan Ciyaarno Oo Aan Ku Wada Ciidne Caafimaad Wanaagsan
Wednesday - August 7, 2013
Ummadda Musllimiinta ayaa maalinta beri ah gudaneysa cidal fidriga, ka dib markii ay dhamaatay sonka bishii barakada lahayd ee Ramadaan . Munaasabadaas awgeed bahda Galdogob Times waxay shacabka Somaliyeed ku bogaadineysa Ciidal Fodriga, oo ah maalin Calaf iyo Caane .. waxaan idin leenahay maalin wanaagsan oo wacan dhamaan ummadda Somaaliyeed meel ay dunida ka joogaanba. waxaana Alle ka bareynaa inu ka aqbalo acmaashi wanaagsaneyd ee ay soo sameeyeen bishii Ramadaan .. ilaahay kherkeeda ha ina siiyo oo aan ku wada ciidno bash-bash iyo barwaaqo is afgarasho nabad iyo damaashaad.