Biisha Dul-qacda Ama Carafo Oo Xalay Bilaabatay Iyo Sacuudiga Oo Ku Dhawaaqay Maalinta Ciida
Sunday - October 6, 2013
Makah- Biisha fadliga badan ee Dul-Qacda ama Carafo ayaa xalay u bilaabatay dhamaan ummada islaamka meel walba oo ay ku noolyihiin .. inta badan caalamka islaamka ayaa looga dhawaaqay in maanta oo Axad ah 6-12- 1434 ay bilaabatay bisha Carafa
Wasaarada Awqaafta iyo diinta dawlada Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in biisha Carafo bilaabatay iyadoon muslimiinta xajineysa ay Banka Carafta istaagi-doonaan 14-October, 2013.
Biisha Carafa ayaa ah bil ay ku jiraan 10 maalmood oo fadli dheer ah leh oo muslimiintana helaan Ajar fara badan haddi ay sameeyaan acmaasha kheyrka leh.