Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 18 July 2025

I Taageera .. I Toosiya

Sunday - October 13, 2013

Abuubakar Asadiiq, Alle Raali Ha Ha Noqde, ayaa muslimiintii u dooratay inuu noqdo Khalifa "oo u dhigma madaxweyne la doorto maanta" wuxuuna khudbadiisi doorashada ku yiri:

Arinkiini ayaad ii dhiibteen, anigoo aan ahayn kii idinku khayr badnaa.

- i Taageera haddi aan si wanaagsan idiin maamulo

- i Toosiya haddi aan si Qaldan idiin maakulo

- Kiina xooga ahi agteyda waa taag daranyahay ila uu xaqiisa ka maqan helo

- Kiina taag daran, agteyda waa xoog ila aan xaqa ku maqan ka qaado.

- i Adeeca inta aan ilaahay iyo rasuulkiisa adeecayo.

- Haddi aan ilaahay iyo rasuulkiisa adeeci-waayana, hay adeecina