Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Qoyskii Iyo Qaraabadi Ay Ka Baxday Nadiiro C/Qani Yacquub
Monday - October 14, 2013
Dhamaan Qoyska ilma Shiikh Warsame Cali Geesood, Reer Ugaas Maxamed Cali Gesood, ilma Shiikh Cali Ciise Geesood iyo gaar ahaan Reer Shiikh Cadaawe with great pain and sorrow waxay tacsi tiiraanyo leh hawada u marinayaan Qoyskii, Qaraabadi iyo sokeeyihii ay ka baxday Nadiiro Cabdi-Qani oo ahayd xaaskii caruurta u dhashay Digtoor Cabdulaahi Axmed Garaani oo ahaan jiray maareyihi Daaqa Qaranka somaaliyeed.
Allaha ha u naxariiste Nadiiro C/qani oo mudooyinkaanba xanuun nafsadeeda ula tacaaleysay ugu dambeyn waxay maanta ku geeriyootay cariga mareykanka magalada Baltimore, waxayna dhamaan eheladaas marxuumada ilaahay duco uga baryayaan inu Jano fardoosa meel san uga dooro, isla markaana ehelkii iyo asxaabti ay ka baxday siiyo samir iyo iimaan kaamila . Aamiin Aamiin Aamiin