Ciid Wanaagsan Dhamaantiinba Meelkasta Oo Aad Joogtaan
Monday - October 14, 2013
Hadaanu nahay bahda Galdogob Times waxaan dhamaan hambalyo iyo bogaadin munaasabada ciidul Adxaha awgeed u direynaa guud ahaan shucuubta islaamka gaar ahaan shacbiga somaaliya meelkasta oo ay joogaan gudo iyo dibadba
ciida wanaagsan
Bahda Goldogob Times iyagoo shucuubta islaamka la wadaagaya farxada Ciida waxa ay alle ka baryayaan malaayiinka qof ee taagan buurta yoomal carafa ducadooda u aqbalo shacuubta islaamka. illaahayna wada jirkooda iyo nabadoodaba uu kor u qaado, waxaana u rajeeyneynaa inay sannadka sanadkiisa ku gaaraan bash-bash, Barwaaqo, Nabad-gelyo iyo qarannimo lagu waaro