Burcad Badeedii Xeebaha Soomaaliya Oo Loo Dhaarsanyahay
Tuesday - April 22, 2008
New York- Dawladda faransiiska oo ay taagereyso mareykanka ayaa soo hordhigtay qoraal ay ku dooneyso in golaha amaanka qaramada midoobay looga doodo ajeendo ah in ciidama caalami ah la geeyo xeebaha soomaaliya oo si naxariis daro ah dhabarka uga jabiya afduubayaashaas.