Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Beelo lagu heshiisiiyay gobolka Mudug

Saturday - January 19, 2008

Kulan balaaran oo lagu heshiisiinayo beelo wada Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Deegaanka Beyra, waxaana kulankan soo agaasimay odayaal iyo waxgarad uu horkacayo Nabadoon C/laahi Cabdi Nuur Shabeel (Nadiir) oo ah isu-duwaha dawladda hoose ee Gobolka Mudug iyo nabadoon Xuseen Cabdulle (Aw-cali) oo isna ah gudoomiyaha koonfurta Mudug ee maamulka Galmudug-state.