Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 24 January 2025
Galdogob Times
Menu
Home
Qur'an
Heeso
Gabayo
Contact Us
Xisbiyada Cunsuriyiinta Oo Guul Weyn Ka Gaaray Doorashada Baarlamaanka Yurub
Monday - May 26, 2014
Soo Diyaariye C/risaaq M Xuseen Dheere- Waxaa la soo afjaray doorashadii baarlamaanka yurub, waxaana dhamaan wadamada midowga yurub lagaga dhawaaqay natiijooyinkii doorashada. Waxaa guul weyn gaaray xisbiyada xagjirka ah ee ka dhisan wadamada kala duwan ee yurub. Xisbiyadaan cunsuriyiinta ayaa waxaa ay ku guuleysteen iney kuraas aad u badan ka helaaan baarlmaanka yurub, taas oo u suurtogelin doonta iney saamayn weyn ku yeeshaan siyaasada qaarada yurub. Maadaama cunsuriyiintu kuraas fara badan ay ku yeelanayaan baarlamaanka yurub, waxaa ay noqon doontaa in siyaasada cunsurinimada iyo midabtakoorka ay noqdaan kuwo aan lala gaban ee si toos ah loo difaaco ,loona dhaqan geliyo. Dadka ajanaaniibta ah gaar ahaan dadka muslimiinta ah ayaa ah kuwo bartilmaameed u ah siyaasada cunsiriyiinta. Kolkii wadamada loo eego si gaar-gaar ah ayaad arkeysaa in cunsuriyiintu ay wadamo badan ka noqdeen xisbiga ugu codka badan:
Fransiiska: Xisbiga
la yiraahdo Front national ayaa noqday xisbiga ugu weyn dalka faransiiska, waxaana uu helay ilaa qiyaastii 25,4 boqolkiiba codadka guud ahaan dalka faransiiska. Taas ayaa macnaheedu yahay in xisbigaan cunsuriga ahi uu baarlamaanka yurub ka heli doono ilaa 25 kursi. Xisbigaan ayaa ah mid aad iyo aad u neceb guud ahaan ajaaniibta gaar ahaana dadka muslimiinta ah.
Ingiriiska: Xisbiga cunsuriga
ee la yiraahdo UKIP ayaa isna gaaray guulo aad u weyn oo aan horay loo arag. Xisbigaan ayaa noqday midka ugu weyn dalka boqortooyada ingiriiska, waxaana uu helay in ka badan boqolkiiba 27 codadka guud ( 27%)
Danmark: Dansk Folkeparti
oo ah xisbi aad u xagjir ah ayaa isaguna noqday midka ugu codadka badan dalka Danmark, waxaana uu helay boqolkiiba 26 codadka guud ( 26%). Dansk Folkeparti waxaa uu si bareer ah u weeraraa dadka muslimiinta iyo madowga ah ee ku dhaqan dalka danmark. Siyaasadiisuna sida cunsuriyiinta kale ee yurub waxaa ay ku salaysan tahay in dadka ajaaniibta ah dalalkii ay ka yimaadeen loo celiyo, ama aad loo dhibo oo loo cadaadiyo si ay iyagu iskood dalka uga guuraan.
Sweden: Xisbiga Sverigedemokraterna
ayaa gaaray guul wax ku ool ah. Waxaa ay markii kowaad ku guuleysteen iney laba kuri ka helaan baarlamaanka yurub. Xisbigan ayaa ah mid mar walba kor usii kacaaya. Dadka swedishka ah badankood iyo ajaaniibta ayaa aad uga welwelsan horumarka uu xisbigaani gaaray. Waxaa aad looga baqayaa in doorashada dalka sweden ee bisha sebtember uu gaaro guulo kuwaas la mid ah. Dadka soomaalida ah ayaa ugu badan kuwa uu xisbigani halqabsiga ka dhigto. Waxaa uu xisbigaani aaminsan yahay in dhamaan ajaaniibta ,gaar ahaan soomaalida lagu celiyo dalkoodii oo waxii la tari karo halkaas lagu taro.
Guud ahaan qaarada yurub ayaa waxaa aseebay dabaylo cunsuriyadeed oo si xawli ah ku socda, kuwaas oo aan la aqoon saamaynta ay yeelan doonaan wakhtiga dhow iyo midka dheerba. Haddii ay xaaladu sidaan ku sii socoto, waxaa adkaan doonta in dadka muslimiinta ahi ay ku noolaadaan qaarada yurub. Maxaa yeelay siyaasada cunsurinimada iyo midabtakoorka ayaa noqon doonta mid sharciyeysan oo baarlmaanada ka dhex shaqaysa. Waxaa si toos ah loo hirgelin doonaa siyaasadaha xagjirka ah ee xisbiyadaani wataan. Waxaa laga yaabaa in 15 sano ee soo socda ay xisbiyadaan cunsuriyiintu ay qabsadaan oo maamulaan wadamo badan oo yurub ah. Khatarta ay leedahay horumarka xisbiyada cunsuriyiinta ayaa ah mid aan la dhayalsan karin.
Halkaan hoose ka eeg guusha ay gaareen xisbiyada cunsuriyiinta yurub:
Sweden: Sverigedemokraterna (SD) 9,7 procent
Danmark: Dansk Folkeparti 26 procent
Finland: Sannfinländarna PS 12,9
Ingiriiska : Ukip 27 procent (preliminära siffror).
Jarmalka: Nationaldemokraterna (NPD) 1,0 procent
Fransiiska: Front national 25,4 procent
Giriiga: Gyllene gryning 9,3
Talyaaniga: Lega nord 6,0 procent
Holland: PVV 12,9 procent
Hungary: Jobbik 14,6
Austriya: FPÖ 19,5 procent
Cabdirisaq Maxamed Xuseen ( ina xuseen dheere)
Eskilstuna,sweden
[email protected]
Maqaalo Articles
Waa Xaqiiqa Ninba Kadabkii Loo Qoray ILaah Wuu La Kulansine .. Maxaad Ka Ogtahay Mucjisadi U Ku Dhashay Madaxweyne Putin
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Wax Bixinta Ugu Fiican Waa Mida U Qofku Bixiyo Isago Baahan .. Maal-qabeen Bill Gates Ayaa La Weydiiyey Haddi Uu Jiro Qof Isaga Ka Qanisan
Full Story
Ninba Si U Dhimay .. ILaah Wax Aan Aheyn Oo Wax Dili-kara Ma Jiro .. Qisadi Ninki ka badbaaday Rasaasti Araxan-darada Ee Korkiisa Lagu Shaandheeyey .. Meyd Baa Looga Tagay
Full Story
Allahayow Badbaadadaada Ha Ku Xiran Nin Beer Adag Iyo Bahalo Aan Nixin .. Qisadi Tuugi Day-Deyga Lagu Yiqiinay Oo La Arkay Isago Janada Socod Ku Dhex Mushaaxaya
Full Story
Qiso Dhacday Waqtigi Nabi Muuse .. Roob La'aanti Ku Dhacday Reer Bani-israaiil Iyo Sababti Keentay .. Ceebti Eeebe Astuuray
Full Story
Ruuxi Aan Taariikhda Awooyaashis Wax Ka Ogaan Waa Mid Aan Xoolaha Dhaamin .. Weligaa Ma Is Weydiisay Sidee Beesha Leelkase Ku Soo Degeen Galdogob
Full Story
Qiisadi Malabka .. Shiikh Ibn Siiriin: Khasaaraha Dhacay Waxaa ii Keenay Dambi Aan Ciqaabtiisa Sugaayey Muddo 40 Sano
Full Story
Waa Cashar Wacan Oo Lagu Cibrad Qaato.. Nin Lagu Badbaadiyey Qori Kibriid Ah
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Waa Qiiso Dhaba .. Waa Qiisadi Iga Oohisay
Full Story
Akhbaarti Nabi Muxamed SCW .. Laba Nin Qadaad-Weyn Xoog Iyo Muruqyo Ku Dhan Oo La Yiri So Qabta Nabi Maxamed SCW Iyo Filan-waagi Ka Hor Yimi
Full Story
ILaalinta Ballantu Waa Masuuliyad Muhim Ah Oo Xisaabtan iyo Is Weydin La imaan-Karta .. Nin Taajira Oo Dayacay Ballanti U Sameeyey Iyo Dhibki U Geystay
Full Story
Xikmadu Waxay Ku Jirta Qofkii ILaahay Caqli Galiyo Ee Garka Weyn Oo Kaliya Kuma Jirto .. Qiiso Dhex Martay Nabi Salemaan CS Iyo Shimbir Iyo Nin Gar-Weyn
Full Story
Gulufki Colaada Sacad Iyo Leelkase Turun-Turootay Ee Sii Tukhaan-Tukhiya .. Leelkase Iyo Sacad Haddey Nabadi Dul Timi .. Bootadi Ahayed: Kaalay Iga Qaad Iyo Ma Adaa Ku Dhaca Fagaara Lagu Bireeyey
Full Story
Xujadi Ugu Adkeyd Ee Nin Soo Marta .. Shiikh Balad Carbeed Oo Gabar Badwiyad Ah Qalbigisa Gashay Xod-Xodo Baas Ku Qabtay Iyo Xujo Adag Oo Ay Hordhigtay.
Full Story
Sheeko Dhaqameed .. Waraabe Baa Laga Sheegay: ILLa Canka Subagu Soo Qubo Ma Qaboobaayo
Full Story
Qaranimadi Somaliya Waxaa Maanta Ku Dikaday Takfi Iyo Kutaan Qol Madow Loogu Xiray .. Iyo Sida Siyad Bare Uga Diiday Shirkadihi Shidaalka Mareykanka In Loo Buuxiyo Doollar Sidi Dooga U Baxa
Full Story
Waa Cibaaro U Baahan In Dib Loo Jaleeco .. Ragi Qooqay Boqor Hayle Selaase Ee Sida Xun U Dhintay
Full Story
Akhbaarti Zamaanki Hore .. Waxshigi-Dugaaga Ee Dilay Xamze Bin Cabdi Mudalib Oo Ka Sheekeeyey Hoogi U Dhigay
Full Story
Waa Sheeko Dhex Martay Nabi Maxamed CSW Iyo Nin Reer Baadiya Ah Oo Yiri: Alle Waan Xisaabin Haddu ii Xisaabiyo Iyo Jawaabti Xag Alle Ka Timi
Full Story
Rabi Wuxuu Yiri: i Barya Waan Idin Dhago-Nuglaane .. Bal Eeg Qisadaan Cajiibka Ah Iyo Sida Eebe U Aqbalay Ducadi Adoonkiisa
Full Story
Qiiso Cajiib Ah .. Nin Gaal Ah Oo U Soo Islaamay Inu Hurdo Helo Kaliya
Full Story
Butin Iyo Gacal Doorashadiisa .. Quruxley Jaaheeda Aan Laga Jeesan-karin Sodon Magac U Qalanta Oo Gashay Qalwadi Valdmir Butin
Full Story
Qiso Cilmi Iyo Xikmad Ku Guda Jirta .. Alle Wuxuu Yiri: Aniga Waxaan Agtiisa Ahay Malaha Adoonkeygu Iga Fillaayo
Full Story
Waa Qiiso Kaa Qoslineysa .. Nin Eygiisa Qabuuraha Islaamka Ku Xabaalay Oo Anshax Xumo Lagu Soo Eedeyey Iyo Qaaligi Maxkamada Oo Sababo Lagu Qoslo Ku Sii Daayey
Full Story
Ninki Raga Madiina Ugu Qurxoona Iyo Wixii Kala Qabsaday Amiirki Cumar Ibnu Khidaab RC
Full Story