Boliska faransiiska Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Weeraray Xarunta Yahuuda Ee Brussels
Monday - June 2, 2014
Ciidanka Booliska Dalka Faransiiska ayaa gacanta ku dhigay nin Weeraray Madaxafka Yuhuuda ee Brussels 24-Kii Bishii hore,weerarkaasi oo ay ku dhinteen Saddex qof oo ka soo jeeda beeshaas yahuuda
Ninkani ayaa lagu magacaabaa Mehdi Nemmouch,isla markaana u dhashay Dalka Faransiiska balse la sheegay inu bilahaanba ka dagaalamayey dalka Suuriya.