Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 26 January 2025
Galdogob Times
Menu
Home
Qur'an
Heeso
Gabayo
Contact Us
Mucjiso Yaab Leh: Gabar 7 Cisho Jirtay Oo Hooyadeed Dil Ka Badbaadisay
Monday - July 7, 2014
Cadale-Shabeele Dhexe: Bismilaahi Raxmaani Raxiim Wararka laga Helayo Gobolka Sh Dhexe Degaanka Cadale ayaa waxaa ay sheegayaan in Degaankaas lagu arkay Arin Mucjiso oo ay la amakaageen Bulshada ku dhaqan Degaankaas.
Maamulka AL Shabaab Ee Degaanka cadale ka arimiya ayaa lagu soo waramayaa in Gabar ka mid ah Dadka Degaanka ay ku xukumeen Dil dhagax lagu dilayo Markii ay dhashay Ilmo Ninkii aabaha u ahaa sida ay sheegtay uu ku Inkiray Maxkamada al shabaab ayaana qaadatay Go,aan ah in Gabadhaas ay Dambi ku dhacday Dhagaxna lagu dilayo marka ay dhasho waxaana xukunkaasi dhacay iyadoo Caloosha ku sida Ilmaha.
Galinkii Dambe Ee Shalay ayaa Al shabaab waxaa ay Dadka Degaanka iskugu yeereen fagaare weyn oo ku yaala Degaankaas si loo fuliyo xukunkii Maxkamada oo gabdha lagu riday Iyadoo dhagax lagu dilayo waxaana Ninka ay sheegtay in uu ka dhalay Ilmaha ayisku qabeen qaab qarsoodi ah sida ay ka cadeysay Maxkamada Horteeda.
Hadaba Maxaa dhacay Markii Fagaaraha la iskugu Yimid .
Gabadhii Markii loo diyaar garoobay in Xukunkii lagu fuliyo ayaa mar qura waxaa dhacay Fal ay la argagxeen inta badan dadkii Gobbta iskugu yimid kaas oo ahaa in ay hadashay gabadha yar ee ay dhashay gabadha xukunka lagu fulinayo taas oo aduunka joogta mudo ka yra 7 Maalin iyadoo ku hadashay hadal Fasiix ah oo dadka oo dhan ay fahmayeen.
"aniga Hooyadey Xaaraan iguma dhalin Aabahey waa Hebel waxaa Hooyadey iyo aabaheyga isku Nikaaxiyay Sheikh Hebel waxaa marqaatiyaal ka ahaa Hebel iyo hebel Hooyadey wax dambi ah malahan "ayay ku hadaaqday Gabadhaas yar Ee 7 maalin ka yar aduunka joogta .Subxaana laaah
Gabadhii yareed Hooyadeed ayaa lagu wareejiyay waxaana Dad weynihii isu soo baxay ay ku kala dareereen Goobta iyagoo ka amkaagsan sida arintu u dhacday qaar ka mid ah Ehelka Gabdha oo aanu la hadalnay ayaa waxaa ay sheegayaan in ilmaha yarka ah uu mudo saacado ah ku cel celinayay Hadalkaas Kooban Ee ilaahay ka soo yeersiiyay waxaana Al Shabaab kii Goobta ku sugnaa ay durba soo xireen Ninka isagu inkiray Ilmihiisa Ee Canigaas yari ku marqaati furay.
Waa Mucjiso Ilaahay Umadiisa ku tusinayo awoodiisa waana dhacdooyinka Dhif iyo Naadirka ah Ee Aduunka ka dhacay mid ka mid ah Al shabaab ayaana dhowr mar sidaan kale Rag iyo dumarba xukun Dil ah ugu fuliyay iyagoo u cuskanaya inay Gogol dhaaf sameeyeen ama ay si sharci daro ah isugu galmoodeen Arintaana ayaana ah mid lagu tusaaleynayo Arintaas .
Maqaalo Articles
Waa Xaqiiqa Ninba Kadabkii Loo Qoray ILaah Wuu La Kulansine .. Maxaad Ka Ogtahay Mucjisadi U Ku Dhashay Madaxweyne Putin
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Wax Bixinta Ugu Fiican Waa Mida U Qofku Bixiyo Isago Baahan .. Maal-qabeen Bill Gates Ayaa La Weydiiyey Haddi Uu Jiro Qof Isaga Ka Qanisan
Full Story
Ninba Si U Dhimay .. ILaah Wax Aan Aheyn Oo Wax Dili-kara Ma Jiro .. Qisadi Ninki ka badbaaday Rasaasti Araxan-darada Ee Korkiisa Lagu Shaandheeyey .. Meyd Baa Looga Tagay
Full Story
Allahayow Badbaadadaada Ha Ku Xiran Nin Beer Adag Iyo Bahalo Aan Nixin .. Qisadi Tuugi Day-Deyga Lagu Yiqiinay Oo La Arkay Isago Janada Socod Ku Dhex Mushaaxaya
Full Story
Qiso Dhacday Waqtigi Nabi Muuse .. Roob La'aanti Ku Dhacday Reer Bani-israaiil Iyo Sababti Keentay .. Ceebti Eeebe Astuuray
Full Story
Ruuxi Aan Taariikhda Awooyaashis Wax Ka Ogaan Waa Mid Aan Xoolaha Dhaamin .. Weligaa Ma Is Weydiisay Sidee Beesha Leelkase Ku Soo Degeen Galdogob
Full Story
Qiisadi Malabka .. Shiikh Ibn Siiriin: Khasaaraha Dhacay Waxaa ii Keenay Dambi Aan Ciqaabtiisa Sugaayey Muddo 40 Sano
Full Story
Waa Cashar Wacan Oo Lagu Cibrad Qaato.. Nin Lagu Badbaadiyey Qori Kibriid Ah
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Waa Qiiso Dhaba .. Waa Qiisadi Iga Oohisay
Full Story
Akhbaarti Nabi Muxamed SCW .. Laba Nin Qadaad-Weyn Xoog Iyo Muruqyo Ku Dhan Oo La Yiri So Qabta Nabi Maxamed SCW Iyo Filan-waagi Ka Hor Yimi
Full Story
ILaalinta Ballantu Waa Masuuliyad Muhim Ah Oo Xisaabtan iyo Is Weydin La imaan-Karta .. Nin Taajira Oo Dayacay Ballanti U Sameeyey Iyo Dhibki U Geystay
Full Story
Xikmadu Waxay Ku Jirta Qofkii ILaahay Caqli Galiyo Ee Garka Weyn Oo Kaliya Kuma Jirto .. Qiiso Dhex Martay Nabi Salemaan CS Iyo Shimbir Iyo Nin Gar-Weyn
Full Story
Gulufki Colaada Sacad Iyo Leelkase Turun-Turootay Ee Sii Tukhaan-Tukhiya .. Leelkase Iyo Sacad Haddey Nabadi Dul Timi .. Bootadi Ahayed: Kaalay Iga Qaad Iyo Ma Adaa Ku Dhaca Fagaara Lagu Bireeyey
Full Story
Xujadi Ugu Adkeyd Ee Nin Soo Marta .. Shiikh Balad Carbeed Oo Gabar Badwiyad Ah Qalbigisa Gashay Xod-Xodo Baas Ku Qabtay Iyo Xujo Adag Oo Ay Hordhigtay.
Full Story
Sheeko Dhaqameed .. Waraabe Baa Laga Sheegay: ILLa Canka Subagu Soo Qubo Ma Qaboobaayo
Full Story
Qaranimadi Somaliya Waxaa Maanta Ku Dikaday Takfi Iyo Kutaan Qol Madow Loogu Xiray .. Iyo Sida Siyad Bare Uga Diiday Shirkadihi Shidaalka Mareykanka In Loo Buuxiyo Doollar Sidi Dooga U Baxa
Full Story
Waa Cibaaro U Baahan In Dib Loo Jaleeco .. Ragi Qooqay Boqor Hayle Selaase Ee Sida Xun U Dhintay
Full Story
Akhbaarti Zamaanki Hore .. Waxshigi-Dugaaga Ee Dilay Xamze Bin Cabdi Mudalib Oo Ka Sheekeeyey Hoogi U Dhigay
Full Story
Waa Sheeko Dhex Martay Nabi Maxamed CSW Iyo Nin Reer Baadiya Ah Oo Yiri: Alle Waan Xisaabin Haddu ii Xisaabiyo Iyo Jawaabti Xag Alle Ka Timi
Full Story
Rabi Wuxuu Yiri: i Barya Waan Idin Dhago-Nuglaane .. Bal Eeg Qisadaan Cajiibka Ah Iyo Sida Eebe U Aqbalay Ducadi Adoonkiisa
Full Story
Qiiso Cajiib Ah .. Nin Gaal Ah Oo U Soo Islaamay Inu Hurdo Helo Kaliya
Full Story
Butin Iyo Gacal Doorashadiisa .. Quruxley Jaaheeda Aan Laga Jeesan-karin Sodon Magac U Qalanta Oo Gashay Qalwadi Valdmir Butin
Full Story
Qiso Cilmi Iyo Xikmad Ku Guda Jirta .. Alle Wuxuu Yiri: Aniga Waxaan Agtiisa Ahay Malaha Adoonkeygu Iga Fillaayo
Full Story
Waa Qiiso Kaa Qoslineysa .. Nin Eygiisa Qabuuraha Islaamka Ku Xabaalay Oo Anshax Xumo Lagu Soo Eedeyey Iyo Qaaligi Maxkamada Oo Sababo Lagu Qoslo Ku Sii Daayey
Full Story
Ninki Raga Madiina Ugu Qurxoona Iyo Wixii Kala Qabsaday Amiirki Cumar Ibnu Khidaab RC
Full Story