Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 5 Feb 2025

Magaca"Maxamed" Oo Buuxshay Galalka Dhalashada Dawladaha Hoose Ee Dalka Talyaaniga

Saturday - May 31, 2008

Italya- Milano: War ka soo baxay Maamulka dawlada hoose ee magalada Milano Ee cariga Talyaaniga ayaa soo saaray war u uga digayo shacabka talyaaniga kuna tilmaamayo in magaca "Maxamed" waqtiyadaan dambe u qabsaday diwaangalinta dhalashada Caruurta.