Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

Siyaad Barre Ma Dhiman Inta Ardadiisa Sii Shaqeyneyso .. Madaxweynaha Muuse Bixii Oo La Ogaaday Inu Maxkamada Hargeysa Ka Codsaday Waareen Lagu Soo Qabto C/Raxman Cirro

Sunday - August 14, 2022



Hargaysa- ILo wareedyo xog-ogaal ah ayaa xaqiijunaaya in madaxweyne Muuse Bixi u maxkamada Maroodi-jeex ka dalbaday Waaren, taaso lagu doonaayo in lagu xiro musharaxa madaxweynaha Xisbiga Wadani Ee Cirro, laakiin waxaa la sheegaya in aanay weli xukumadu arintaa shaciin, sido kalana Xisbiga Wadani isagana wax wara kama soo saarin arinkaas bulshadu isla dhex qaadeyso.

Korneyl Muuse Bixii waqtigi Siyaad bare waxuu ahaan jiray madaxi hogaanka Arimaha dibada ee wasaaradi Gashaandhiga somaliya halka u cabdiraxmaan Cirro u ahaa safiirka u fadhiya somaliya cariga Ruushka gar ahaan magaalada Moskow 

Sideedaba in Qaran la difaaco waxaa ka horeysa in la wada yeesho oo taladiisa aanay Beelo gaar ah Koto ugu xiraan oo dheefta qaranka loo sinaado .. sidaas waxaa ku hadaaqa beelaha Harti ee ka soo jeeda Somaliland