Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 26 April 2024

Waligaa Ma Is Weydiisay Miraha Zabiibka La Cuno .. Shan Faaiido Oo U Leeyahay Zabiibka

Thursday - September 8, 2022




1. Dhiig la'aanta 

Zabiibka wuxuu ka hortagaa dhiig la'aanta sababtoo ah waxaa ku jirta maadooyinka iron, copper, potassium, magnesium iyo vitamins oo muhiim u ah dhiiga gaar ahaan dadka dhiig la'aanta qaba

2. Finanka

Cunista zabiibka si maalinle ah waxay kaa dhigaysaa mid da'diisa ka yar muuqaal ahaan, wuxuu liishe ka dhigaa maqaarka wuxuuna meesha ka saara finanka iyo haaraha wajiga

3. Gaaska iyo Saxarada

Zabiibka wuxuu jilciyaa saxadada wuxuuna dajiyaa gaaska sababtoo ah waxaa ku jirta Potassium, Iron, Vitamin C iyo Folate oo muhiim u ah dheef-shiidka iyo Saxarada

4. Stress-ka iyo Walwalka

Zabiibka wuxuu dajiyaa Neerfaha wuxuuna yareeya walwalka iyo stress-ka sababtoo ah waxaa ku jirta maadooyinka Thiamin, B6 iyo B12 oo muhiim u ah neerfaha iyo maskaxda

5. Foosha-Dumarka

Zabiibka waa mid ka.mid ah wax-yaabaha fududeeya foosha waxaana ku jira maadooyin muhim u ah dhiiga sida Iron sidoo kalw .. Zabiibka hooyad uurka leh inta ay cunayso waxaa adag in dhiigeeda hoos u dhaco wuxuu sidoo kale hooyada ka ilaaliyaa dilanka iyo dhiciska