Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 12 March 2025
Galdogob Times
Menu
Home
Qur'an
Heeso
Gabayo
Contact Us
Xulashada Hogaamiye Qiimihiisu Ha Ahaado Waxa Shakhsiyadiisu Ku Sifowdo .. Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle Waa Istaahila Hambalyo
Tuesday - April 12, 2016
Madaxweynaha Jabuti waa Nin u taliya dalkiisa .. dalkiisa ku arki maysid qabiil ka hanjabaya TV-ga iyo mediyada .. arki maysid Malaaq iyo Cuqaal dawlada uga hanjebaya mediyada, oo leh hadii aan la siideyn Hebel oo xiran waxa ka dhaca waa la arki-doona .. Dalkiisa ku arki maysid qabiil media la taagan anagaa Goofkaan iyo magalada iska leh dadka kale ha ka baxan.
Qabiilna kuma dhici karo in uu yirahdo magaladan anaga leh oo laga dhisi mayo goofkayaga wershad ama horumar kale oo anfac leh .. arki maysid dad qoryo ku haysta guryahoda oo awod isbiday oo suuqa wax ku toganaya .. arki maysid xukunka dawlada xukun aan ahayn oo talinaya.
Arki maysid Madaxweynaha oo taladii iyo maamulkii la dala dhacaya,oo awodiisii cid kale ku shaqaynayso.waa nin yaqaan awoodiisa iyo shaqadiisa,dalkana xukuma oo looga danbeyo awooda dawladnimo ee dalka .. bulshadiisana maraakiib been ah uma raro .. maskaxdiisa kuma jiheeyo in u qabiil wax ku xusho.
Waxa haboon in maddaxweyne Ismaciil Cumar Geelle diric-nimadiisa iyo go'aamadiisa lagu daydo, oo aan lagu tilmaamin wax aan u qalmin iyo waa keligii taliye macangag ah .. dalka uu xukumo wuxu leyahay madax iyo ciidan kala danbeeya oo ka danbeya awodiisa oo keliya. madaxdiisu kuma dhacan in ay falaan waxay doonan,wax anu ogeyna cidi ma samyso. Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele uma shaqeyo sida jabhadii qabsatay South Sudan iyo sida xukumadi Cali Mahdi, general Caydiid iyo cabdulaahi yuusuf ee u haystay in ay inqilab ku qabsaden Dalka.
Waayo aragnimadu ma aha wixii ku soo maray iyo shaqooyinkaagi, laakiin waxaa weeye marxaladihi adkaa iyo wixii ku soo maray wixi aad ku xalisay, oo Cumar geelle wixii dhagar, qaxar iyo qalalaase soo mary kuma biyo-batalaq-san ee waxuu ku Qaras-bixiyey farsamo aqoon iyo xikmad wanaag
Galdogob Times Aad bey ugu Hanbalyeyneysa Madaxweyna Jabouti Mudane Ismaciil Cumar geele, sababaha kor ku xusan awgood.waxaana Rajeynaya in Madaxweynaha Somaaliya iyo kuwa maamul goboleedba ku daydaan sida uu wax u xukumo.
Maqaalo Articles
Waa Xaqiiqa Ninba Kadabkii Loo Qoray ILaah Wuu La Kulansine .. Maxaad Ka Ogtahay Mucjisadi U Ku Dhashay Madaxweyne Putin
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Wax Bixinta Ugu Fiican Waa Mida U Qofku Bixiyo Isago Baahan .. Maal-qabeen Bill Gates Ayaa La Weydiiyey Haddi Uu Jiro Qof Isaga Ka Qanisan
Full Story
Ninba Si U Dhimay .. ILaah Wax Aan Aheyn Oo Wax Dili-kara Ma Jiro .. Qisadi Ninki ka badbaaday Rasaasti Araxan-darada Ee Korkiisa Lagu Shaandheeyey .. Meyd Baa Looga Tagay
Full Story
Allahayow Badbaadadaada Ha Ku Xiran Nin Beer Adag Iyo Bahalo Aan Nixin .. Qisadi Tuugi Day-Deyga Lagu Yiqiinay Oo La Arkay Isago Janada Socod Ku Dhex Mushaaxaya
Full Story
Qiso Dhacday Waqtigi Nabi Muuse .. Roob La'aanti Ku Dhacday Reer Bani-israaiil Iyo Sababti Keentay .. Ceebti Eeebe Astuuray
Full Story
Ruuxi Aan Taariikhda Awooyaashis Wax Ka Ogaan Waa Mid Aan Xoolaha Dhaamin .. Weligaa Ma Is Weydiisay Sidee Beesha Leelkase Ku Soo Degeen Galdogob
Full Story
Qiisadi Malabka .. Shiikh Ibn Siiriin: Khasaaraha Dhacay Waxaa ii Keenay Dambi Aan Ciqaabtiisa Sugaayey Muddo 40 Sano
Full Story
Waa Cashar Wacan Oo Lagu Cibrad Qaato.. Nin Lagu Badbaadiyey Qori Kibriid Ah
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Waa Qiiso Dhaba .. Waa Qiisadi Iga Oohisay
Full Story
Akhbaarti Nabi Muxamed SCW .. Laba Nin Qadaad-Weyn Xoog Iyo Muruqyo Ku Dhan Oo La Yiri So Qabta Nabi Maxamed SCW Iyo Filan-waagi Ka Hor Yimi
Full Story
ILaalinta Ballantu Waa Masuuliyad Muhim Ah Oo Xisaabtan iyo Is Weydin La imaan-Karta .. Nin Taajira Oo Dayacay Ballanti U Sameeyey Iyo Dhibki U Geystay
Full Story
Xikmadu Waxay Ku Jirta Qofkii ILaahay Caqli Galiyo Ee Garka Weyn Oo Kaliya Kuma Jirto .. Qiiso Dhex Martay Nabi Salemaan CS Iyo Shimbir Iyo Nin Gar-Weyn
Full Story
Gulufki Colaada Sacad Iyo Leelkase Turun-Turootay Ee Sii Tukhaan-Tukhiya .. Leelkase Iyo Sacad Haddey Nabadi Dul Timi .. Bootadi Ahayed: Kaalay Iga Qaad Iyo Ma Adaa Ku Dhaca Fagaara Lagu Bireeyey
Full Story
Xujadi Ugu Adkeyd Ee Nin Soo Marta .. Shiikh Balad Carbeed Oo Gabar Badwiyad Ah Qalbigisa Gashay Xod-Xodo Baas Ku Qabtay Iyo Xujo Adag Oo Ay Hordhigtay.
Full Story
Sheeko Dhaqameed .. Waraabe Baa Laga Sheegay: ILLa Canka Subagu Soo Qubo Ma Qaboobaayo
Full Story
Qaranimadi Somaliya Waxaa Maanta Ku Dikaday Takfi Iyo Kutaan Qol Madow Loogu Xiray .. Iyo Sida Siyad Bare Uga Diiday Shirkadihi Shidaalka Mareykanka In Loo Buuxiyo Doollar Sidi Dooga U Baxa
Full Story
Waa Cibaaro U Baahan In Dib Loo Jaleeco .. Ragi Qooqay Boqor Hayle Selaase Ee Sida Xun U Dhintay
Full Story
Akhbaarti Zamaanki Hore .. Waxshigi-Dugaaga Ee Dilay Xamze Bin Cabdi Mudalib Oo Ka Sheekeeyey Hoogi U Dhigay
Full Story
Waa Sheeko Dhex Martay Nabi Maxamed CSW Iyo Nin Reer Baadiya Ah Oo Yiri: Alle Waan Xisaabin Haddu ii Xisaabiyo Iyo Jawaabti Xag Alle Ka Timi
Full Story
Rabi Wuxuu Yiri: i Barya Waan Idin Dhago-Nuglaane .. Bal Eeg Qisadaan Cajiibka Ah Iyo Sida Eebe U Aqbalay Ducadi Adoonkiisa
Full Story
Qiiso Cajiib Ah .. Nin Gaal Ah Oo U Soo Islaamay Inu Hurdo Helo Kaliya
Full Story
Butin Iyo Gacal Doorashadiisa .. Quruxley Jaaheeda Aan Laga Jeesan-karin Sodon Magac U Qalanta Oo Gashay Qalwadi Valdmir Butin
Full Story
Qiso Cilmi Iyo Xikmad Ku Guda Jirta .. Alle Wuxuu Yiri: Aniga Waxaan Agtiisa Ahay Malaha Adoonkeygu Iga Fillaayo
Full Story
Waa Qiiso Kaa Qoslineysa .. Nin Eygiisa Qabuuraha Islaamka Ku Xabaalay Oo Anshax Xumo Lagu Soo Eedeyey Iyo Qaaligi Maxkamada Oo Sababo Lagu Qoslo Ku Sii Daayey
Full Story
Ninki Raga Madiina Ugu Qurxoona Iyo Wixii Kala Qabsaday Amiirki Cumar Ibnu Khidaab RC
Full Story