Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 26 July 2024

Kansarka Ma Aha Cudur Dilaa Ah .. Takhtar Caalim Ah Oo Sheegay In Liinta Oo Biyo Diiran Lagu Qasay Ay Kun Jeer Ka Wanaagsan-tahay Daaweynta Kiimoterabig

Sunday - September 17, 2023




Takhtar Oncologist oo si qoto dheer ku dheeraaday cilmiga Cudurka Kansarka kana tirsan jaamacadda Osh State Medical University, Moscow, Russia Gupta Prasad Reddy (BV) ayaa sheegtay in kansarku aanu ahayn cudur dilaa ah balse dadku ay u dhimanayaan kaliya dayacaad iyo faham daro

Sida laga soo xigtay isaga waa Takhtarke, kansarka waa lagaa saari-karaa qofka haddii Laba hab oo kaliya la raaco, Hababkaas oo ah:

1_ Marka hore iska ilaali dhammaan cuntooyinka sonkorta leh. Sababtoo ah haddii ay sonkorta ka helin jirkaaga, unugyada kansarku waxay u dhintaan si dabiici ah.

2. Kadibna ku qas Liin dhanaan koob Biyo diiran ah .. Cab Biyo diirran oo lagu qasay Liin dhanaan.

3. Hal Saac subaxii ka hor intaadan cunin. Kansarku wuu dhammaan doonaa .. Daraasad laga sameeyay Kulliyadda Caafimaadka ee Maryland ayaa lagu ogaaday in Liinta oo biyo diiran lagu qasay ay kun jeer ka wanaagsan tahay daweynta Kiimoterabiga.

4. Cun Saddex qaado oo saliid qumbaha organic ah subax kasta iyo galab kasta, waxay dawaynaysaa Kansarka.

Ka dib marka aad iska ilaaliso macaanka, mari mid ka mid ah labada daawadood ee soo socda. Kansarka waxba kuma yeeli karo .. Si kastaba ha ahaatee, dayacaad ama danayn la’aantu cudur-daar ma leh.

Fadlan ogow in si dadka looga ilaaliyo kansarka. Gupta Prasad ayaa siyaalo kala duwan u faafineysay xogtan oo ay ku jirto baraha bulshada shanti sano ee la soo dhaafay .. Wuxuu codsaday in la faafiyo si qof walba uu u ogaado .. Waxa uu yiri: Shaqadaydii waan ka soo baxay, hadda qaybtaada qabso oo dadka kugu xeeran ka badbaadi kansarka!.