Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 12 March 2025

Tacsi : Inaaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Waxaa Xalay Magalada Mogdisho Ku Geeriyooday Allaha Ha U Naxariiste Ugaaska Beesha Sade

Monday - May 9, 2016



Mogdisho- Waxaa xalay magalada Mogdisho ku geeriyooday Allaha ha u naxariiste Ugaaska Beesha Sade Marxuum Ugaas Ciise Ugaas Cabdille Ugaas Cali, geeridaa darteed guud ahaan beesha Tanade-Leelkase waxay hawada tacsi u marinayaan guud ahaan walaalaha beesha Sade iyo gaar ahaan qaraabadi iyo qoyskii reer Ugaas Cabdile ee u marxuumkaa ka baxay. waxayna Alla weyn uga baryayaan in alle qabriga u waasicyo oo naxariista Janata fardoosana ka Waraabiyo. Aamiin Aamiin