Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 12 March 2025
Galdogob Times
Menu
Home
Qur'an
Heeso
Gabayo
Contact Us
Madaxweyne Barak Obama Oo Shaqo Sii Raajicinaaya
Wednesday - May 11, 2016
Barak Obama oo madaxweyne ka noqoday Ameerika mudadi 2009 illa iyo hadda, ayaa dadka aan taariikhda ka been sheegin qiray in inti u xilka madaxtinimo hayey uu arimo badan oo santuukh ciriri ah ku jiray wax ka qabtay haba ugu horeyse heshiski 18-ka bilood ka dhacay magalada Geneva ee lagu meel mariyey nukliyeerka iiraan, walow heshiskaas israaiil ka xumaatay una qaadatay deeyrki jerusalem la gubay oo kale, haddana quwadaha aduunka inta awooda is bida ayaa iyaggana saxiix ku duugay, isla markaana guulaha Obama ay ka mid ahaayeen xirirka u ku soo ceshay dalka Kuba oo muddo lixdan sano cilaaqadka labadaas dal kala go'naa .. Obama oo loo qirsan-yahay wiil aan dhayal ku helin xilka madaxweyne nafti hura ah garaadkiisu sareeyo ayaa wax badan lagu galay yuusan guusha helin, hasa ahaate ugu dambeysti dheeshi u la galay cadawgiisi waa u ka badiyey oo dhabti arkeen gartina kala gooyey.
Laakiin, waxaa siyaasiyiinta qaar si gaara u xusaan in madaxweyne Barak Obama u si ulakaca uga gaabiyey wax ka qabadka dhiiga ka gobo' leh dunida Carabta, kuwaaso ay ka mid yihiin Suuriya, Ciraaq, liibiya, Yaman iyo Lubnaan iyo iyadoo u arinta falastiin meel marin-waayey.
Madaxweyne Obama oo waqtigiisi madaxweyne uga egyahay horaanta sanka 2017 ayaa inta usan aqalka cad ka bixin maalmahaan dambe waaberi kasta bilaabay inu la rafto xil- xod-xodosho u ku raajicinaayo shaqo, isagoo xafiisyada washinton dhiga araaji la xariirta taariikh nololeedkiisa u isku amaanaayo oo ku doonaayo shaqo, waa sida la yiriye, waxuu arjigiisa ku cadeeyey inu yahay shakhsi caarif ku ah cilmiga dawliga bidix iyo midig kii la doono ku shaqeya, isla markaa yahay shar iyo kheyr oo sidii hadba loo adeegsado burbur ama hagaajiya, waxuu kalo codsigiisa ku xardhay inu odorska iyo dibu eegista xeerarka ay ku dhaqmaan caalamka xariif ku yahay, waxuu kalo qortay inu yahay cod kar ma daale ah. ugu dambeystiina codsigiisi ku khatimay in ma daama u ahaa xabsan jiray xoorka caanaha bal markaan indha fiyow lagu eego. laakiin sida la xusay qaar ayaa isla markiiba ugu jawaabay "we call you" iyo qaar u dhiibay aamus. iyo kuwa ku edeb-darooday oo yiri nigarkii obama waa dawrsanaya oo isagoo weli madaxweyne ah ayuu shaqo day-day bilaabay.
Obama damaciisa iyo xaajadaan shaqo raajicinta mar u kala tashaday ku xigenkiisa mr. Joe Biden ayaa u sheegay in xafiisyada dalka ay isugu soo hareen Raggi maafiyada ee waqtigi halgankii kursi u dirirka buurta dheer ka daatay ee Obaamow! talo ku siiyey inaad qabto xaga sportiga khaasatan dhinaca coach-ka basketballka. warkaasna Obaama waa soo dhaweeyey.
Dhinaca kale Obama oo mar si kedis ah ula kulmay shufteyga aan dhiilada ka harin ex house speaker John Boehner oo hadal waabaayo iyo indho kulul dhan walba u seyriya ayaa yiri: aniga markii dabaakhiinti siyaasada bateen ayaan madxtinimadi House-ka iska casilay ee Obamow! nimba waa mare mar haddaad guriga cad ka baxayso oo macmacaankii kaa sii go'ayo waa in lagu sii tukhaan-tukheeya oo waa in shaqo UN laga siiya somaliya .. Obama ayaa markiisa jawaabay oo yiri; Uf iyo Uh baa lagu yiri. Af-noolina waa hadlaa, eyna waa ciyaa ee Johnow hadaba iska butaac.
Maqaalo Articles
Waa Xaqiiqa Ninba Kadabkii Loo Qoray ILaah Wuu La Kulansine .. Maxaad Ka Ogtahay Mucjisadi U Ku Dhashay Madaxweyne Putin
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Wax Bixinta Ugu Fiican Waa Mida U Qofku Bixiyo Isago Baahan .. Maal-qabeen Bill Gates Ayaa La Weydiiyey Haddi Uu Jiro Qof Isaga Ka Qanisan
Full Story
Ninba Si U Dhimay .. ILaah Wax Aan Aheyn Oo Wax Dili-kara Ma Jiro .. Qisadi Ninki ka badbaaday Rasaasti Araxan-darada Ee Korkiisa Lagu Shaandheeyey .. Meyd Baa Looga Tagay
Full Story
Allahayow Badbaadadaada Ha Ku Xiran Nin Beer Adag Iyo Bahalo Aan Nixin .. Qisadi Tuugi Day-Deyga Lagu Yiqiinay Oo La Arkay Isago Janada Socod Ku Dhex Mushaaxaya
Full Story
Qiso Dhacday Waqtigi Nabi Muuse .. Roob La'aanti Ku Dhacday Reer Bani-israaiil Iyo Sababti Keentay .. Ceebti Eeebe Astuuray
Full Story
Ruuxi Aan Taariikhda Awooyaashis Wax Ka Ogaan Waa Mid Aan Xoolaha Dhaamin .. Weligaa Ma Is Weydiisay Sidee Beesha Leelkase Ku Soo Degeen Galdogob
Full Story
Qiisadi Malabka .. Shiikh Ibn Siiriin: Khasaaraha Dhacay Waxaa ii Keenay Dambi Aan Ciqaabtiisa Sugaayey Muddo 40 Sano
Full Story
Waa Cashar Wacan Oo Lagu Cibrad Qaato.. Nin Lagu Badbaadiyey Qori Kibriid Ah
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Waa Qiiso Dhaba .. Waa Qiisadi Iga Oohisay
Full Story
Akhbaarti Nabi Muxamed SCW .. Laba Nin Qadaad-Weyn Xoog Iyo Muruqyo Ku Dhan Oo La Yiri So Qabta Nabi Maxamed SCW Iyo Filan-waagi Ka Hor Yimi
Full Story
ILaalinta Ballantu Waa Masuuliyad Muhim Ah Oo Xisaabtan iyo Is Weydin La imaan-Karta .. Nin Taajira Oo Dayacay Ballanti U Sameeyey Iyo Dhibki U Geystay
Full Story
Xikmadu Waxay Ku Jirta Qofkii ILaahay Caqli Galiyo Ee Garka Weyn Oo Kaliya Kuma Jirto .. Qiiso Dhex Martay Nabi Salemaan CS Iyo Shimbir Iyo Nin Gar-Weyn
Full Story
Gulufki Colaada Sacad Iyo Leelkase Turun-Turootay Ee Sii Tukhaan-Tukhiya .. Leelkase Iyo Sacad Haddey Nabadi Dul Timi .. Bootadi Ahayed: Kaalay Iga Qaad Iyo Ma Adaa Ku Dhaca Fagaara Lagu Bireeyey
Full Story
Xujadi Ugu Adkeyd Ee Nin Soo Marta .. Shiikh Balad Carbeed Oo Gabar Badwiyad Ah Qalbigisa Gashay Xod-Xodo Baas Ku Qabtay Iyo Xujo Adag Oo Ay Hordhigtay.
Full Story
Sheeko Dhaqameed .. Waraabe Baa Laga Sheegay: ILLa Canka Subagu Soo Qubo Ma Qaboobaayo
Full Story
Qaranimadi Somaliya Waxaa Maanta Ku Dikaday Takfi Iyo Kutaan Qol Madow Loogu Xiray .. Iyo Sida Siyad Bare Uga Diiday Shirkadihi Shidaalka Mareykanka In Loo Buuxiyo Doollar Sidi Dooga U Baxa
Full Story
Waa Cibaaro U Baahan In Dib Loo Jaleeco .. Ragi Qooqay Boqor Hayle Selaase Ee Sida Xun U Dhintay
Full Story
Akhbaarti Zamaanki Hore .. Waxshigi-Dugaaga Ee Dilay Xamze Bin Cabdi Mudalib Oo Ka Sheekeeyey Hoogi U Dhigay
Full Story
Waa Sheeko Dhex Martay Nabi Maxamed CSW Iyo Nin Reer Baadiya Ah Oo Yiri: Alle Waan Xisaabin Haddu ii Xisaabiyo Iyo Jawaabti Xag Alle Ka Timi
Full Story
Rabi Wuxuu Yiri: i Barya Waan Idin Dhago-Nuglaane .. Bal Eeg Qisadaan Cajiibka Ah Iyo Sida Eebe U Aqbalay Ducadi Adoonkiisa
Full Story
Qiiso Cajiib Ah .. Nin Gaal Ah Oo U Soo Islaamay Inu Hurdo Helo Kaliya
Full Story
Butin Iyo Gacal Doorashadiisa .. Quruxley Jaaheeda Aan Laga Jeesan-karin Sodon Magac U Qalanta Oo Gashay Qalwadi Valdmir Butin
Full Story
Qiso Cilmi Iyo Xikmad Ku Guda Jirta .. Alle Wuxuu Yiri: Aniga Waxaan Agtiisa Ahay Malaha Adoonkeygu Iga Fillaayo
Full Story
Waa Qiiso Kaa Qoslineysa .. Nin Eygiisa Qabuuraha Islaamka Ku Xabaalay Oo Anshax Xumo Lagu Soo Eedeyey Iyo Qaaligi Maxkamada Oo Sababo Lagu Qoslo Ku Sii Daayey
Full Story
Ninki Raga Madiina Ugu Qurxoona Iyo Wixii Kala Qabsaday Amiirki Cumar Ibnu Khidaab RC
Full Story