Dabeyshi Wey Timi .. Dabeysha Is Badalka Waxay Burburisaa Cid Kasta Oo Awood Sheegata .. Faashil Bishaar Awlba Lama Dooran Ee Dalka Waa Loo Inqilaabay
Sunday - December 8, 2024
Akhristow, Marka ay Timaaddo Dabaysha is beddelku waxay ka bilaabataa waddamada faqiirka ah siday u socoto waxay ku timaadda si kedis ah waddmada awoodda us biday, waxayna isu beddeshaa mid sii weeynaata, iyadoo burburinaysa mid kasta oo awood is biday.
Dabayshii way timi xaqiiqdii burburkiina wuu bilowday. waxaana xaqiiq biyo kama dhibcaan an in cid ka hor istaagaysaa aannay jirin.
Waxay xaqiiqdu tahay cid kasta iyo mid kasta oo magan-gala xariga Dawladaha daalimiinta iyo wax la halmaala, waxa hubaala ah in dabayshu qaadi-doonto oo Cagta Cagta loo saaro sida Faashil Bishaar Asad