Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Golaha Amaanka "UN" Oo Go'aano Ka Soo Saaray Cariga Soomaaliya

Thursday - July 24, 2008

New York : Golaha Amaanka ee UN ayaa kulankoodi xalay looga dooday xaaladaha  Soomaaliya , ayagoo kulamadan ay ka soo qeybgaleen xubno Mucaaradka isbahaysiga iyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.

Golaha amaanka ayaa soo saaray bayaan ku aadan ajeendada ay ka wada hadleen iyo Qodobadii ay ku heshiiyeen ,waxa ayna inta badan goluhu isha saareen xaaladaha amaanka iyo Dibu heshiisiinta ee dalka Soomaaliya ayadoo aysan dawladda Soomaaliya iyo Mucaaradka fadhiga joogin markii qodobadan laga doodayay.