Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 12 March 2025
Galdogob Times
Menu
Home
Qur'an
Heeso
Gabayo
Contact Us
Ha Ka Qadin Laylatul Qadriga Oo Loo Qaybiyey Sadex Qaybood Oo Kala Ah:10- hore, 10-Dhexe, 10-ka Dambe
Friday - July 1, 2016
iLAHAY ayaa mahadle inagu simay inaga oo caafimaad qabna in ay inoo soo gasho bisha barakeesan ee ramadaan .waxa inagu waajiba in aan ka fayideesano bisha barakeeysan ee ramdaan iyada oo ay aad u yartey wakhtigu waayo waxa la tiriyey waa maalmo koban waana wakhti ka qaalisan 11 bilood ee ina soo dhaafay sida oo kale waxa laga yareenayaa danbigii aad soo gashay 11 kii bilood ee ka horeeyey ramdaan hadaba walalkey ga ama walalshey da muslin ka aheey aan ogaano bisha ramdaan oo aan gudano waajibka Alle ina faray .waxa ay inoo tahay fursad qaali ah oo aan dib inoo soo mari doonin waayo waa wakhti tagay iyo
Maamlo ina dhaafay. Alle toobada ha ina waafajiyo,dhamaanteen iyo inta jecel khayrka. hadaba waxa la sii kala qaybiyey bisha Ramdaan iyada oo loo qaybiyey sadex qaaybod oo kala ah 10-ka hore .10-ka dhexe. 10-ka dambe.
10-ka horeya ee Ramdaan waxa aad ka heleysaa Raxmad iyo neecoow.
10-ka dhexe ee ramdaan waxa aad ka heleysaa dambi-dhaaf .
10-ka dabe ee Ramdaan waxa lagaa xorenyaa naarta iyo waxa kale oo ku jira habeenka laylatul khadriga oo ah habeen qaali ah oo qiimo badan iyada oo uu ilahay inoo sheegay in uu ka khaayir badanyey kun bilood Alle ha inagu simo oo ha inaga yeelo kuwa nasiibka u yeesha habeenka qiimaha badan .
Runtii waa dheertahay doodda ka taagan cayimidda habaynkaas. Ibnu Xajar iyo culumo kalaba waxay soo tiriyeen aqwaal ka badan 45. Qaar waxay dhaheen waa habaynka ugu horreeya Ramadaan; qaar kale habaynka ugu dambeeya; hadalo caan ka ah culumada waxaa ka mid ah inuu yahay 21-ka ama 23-ka ama 27-ka Ramadaan iyo hadalo kale. Waxaa aad la iskugu raacay in 10-ka ama 7-da habeyn ee Bisha ugu dambeeya laga raadsho khaasatan habeynada is-dheer.
Sida sharruuxda iyo hadallada culumada laga fahmayo waxaad mooddaa in Ramadaanka loo qaybiyey seddex tobnaad. Mid hore, mid dhexe iyo kan ugu dambeeya. Waxaa jira xaddiis saxiix ah oo oranaya inuu nabigu (SCW) Leylatul Qadarka ka raadshay 10-ka hore haddana 10-ka dhexe markii dambana uu ka dhigtay 10-ka ugu dambeeya. Waxaad mooddaa in aan toban tobankaas laga wadin 10 habayn maaddaama ay bishu ku dhammaan karto 29 cisho. Marka hadday culumadu si cad u dhahaan 10-ka ugu dambeeya waxaa laga wadaa, laga bilaabo habaynka 21-naad .23.25.27.29.ilaa dhammaadka bisha iyadoon loo eegayn inay ku dhammaato 29 ama 30 cisho waa wax la fahmi karo.
Maqaalo Articles
Waa Xaqiiqa Ninba Kadabkii Loo Qoray ILaah Wuu La Kulansine .. Maxaad Ka Ogtahay Mucjisadi U Ku Dhashay Madaxweyne Putin
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Wax Bixinta Ugu Fiican Waa Mida U Qofku Bixiyo Isago Baahan .. Maal-qabeen Bill Gates Ayaa La Weydiiyey Haddi Uu Jiro Qof Isaga Ka Qanisan
Full Story
Ninba Si U Dhimay .. ILaah Wax Aan Aheyn Oo Wax Dili-kara Ma Jiro .. Qisadi Ninki ka badbaaday Rasaasti Araxan-darada Ee Korkiisa Lagu Shaandheeyey .. Meyd Baa Looga Tagay
Full Story
Allahayow Badbaadadaada Ha Ku Xiran Nin Beer Adag Iyo Bahalo Aan Nixin .. Qisadi Tuugi Day-Deyga Lagu Yiqiinay Oo La Arkay Isago Janada Socod Ku Dhex Mushaaxaya
Full Story
Qiso Dhacday Waqtigi Nabi Muuse .. Roob La'aanti Ku Dhacday Reer Bani-israaiil Iyo Sababti Keentay .. Ceebti Eeebe Astuuray
Full Story
Ruuxi Aan Taariikhda Awooyaashis Wax Ka Ogaan Waa Mid Aan Xoolaha Dhaamin .. Weligaa Ma Is Weydiisay Sidee Beesha Leelkase Ku Soo Degeen Galdogob
Full Story
Qiisadi Malabka .. Shiikh Ibn Siiriin: Khasaaraha Dhacay Waxaa ii Keenay Dambi Aan Ciqaabtiisa Sugaayey Muddo 40 Sano
Full Story
Waa Cashar Wacan Oo Lagu Cibrad Qaato.. Nin Lagu Badbaadiyey Qori Kibriid Ah
Full Story
Wax Badan Akhri Wax Badan Ogow .. Waa Qiiso Dhaba .. Waa Qiisadi Iga Oohisay
Full Story
Akhbaarti Nabi Muxamed SCW .. Laba Nin Qadaad-Weyn Xoog Iyo Muruqyo Ku Dhan Oo La Yiri So Qabta Nabi Maxamed SCW Iyo Filan-waagi Ka Hor Yimi
Full Story
ILaalinta Ballantu Waa Masuuliyad Muhim Ah Oo Xisaabtan iyo Is Weydin La imaan-Karta .. Nin Taajira Oo Dayacay Ballanti U Sameeyey Iyo Dhibki U Geystay
Full Story
Xikmadu Waxay Ku Jirta Qofkii ILaahay Caqli Galiyo Ee Garka Weyn Oo Kaliya Kuma Jirto .. Qiiso Dhex Martay Nabi Salemaan CS Iyo Shimbir Iyo Nin Gar-Weyn
Full Story
Gulufki Colaada Sacad Iyo Leelkase Turun-Turootay Ee Sii Tukhaan-Tukhiya .. Leelkase Iyo Sacad Haddey Nabadi Dul Timi .. Bootadi Ahayed: Kaalay Iga Qaad Iyo Ma Adaa Ku Dhaca Fagaara Lagu Bireeyey
Full Story
Xujadi Ugu Adkeyd Ee Nin Soo Marta .. Shiikh Balad Carbeed Oo Gabar Badwiyad Ah Qalbigisa Gashay Xod-Xodo Baas Ku Qabtay Iyo Xujo Adag Oo Ay Hordhigtay.
Full Story
Sheeko Dhaqameed .. Waraabe Baa Laga Sheegay: ILLa Canka Subagu Soo Qubo Ma Qaboobaayo
Full Story
Qaranimadi Somaliya Waxaa Maanta Ku Dikaday Takfi Iyo Kutaan Qol Madow Loogu Xiray .. Iyo Sida Siyad Bare Uga Diiday Shirkadihi Shidaalka Mareykanka In Loo Buuxiyo Doollar Sidi Dooga U Baxa
Full Story
Waa Cibaaro U Baahan In Dib Loo Jaleeco .. Ragi Qooqay Boqor Hayle Selaase Ee Sida Xun U Dhintay
Full Story
Akhbaarti Zamaanki Hore .. Waxshigi-Dugaaga Ee Dilay Xamze Bin Cabdi Mudalib Oo Ka Sheekeeyey Hoogi U Dhigay
Full Story
Waa Sheeko Dhex Martay Nabi Maxamed CSW Iyo Nin Reer Baadiya Ah Oo Yiri: Alle Waan Xisaabin Haddu ii Xisaabiyo Iyo Jawaabti Xag Alle Ka Timi
Full Story
Rabi Wuxuu Yiri: i Barya Waan Idin Dhago-Nuglaane .. Bal Eeg Qisadaan Cajiibka Ah Iyo Sida Eebe U Aqbalay Ducadi Adoonkiisa
Full Story
Qiiso Cajiib Ah .. Nin Gaal Ah Oo U Soo Islaamay Inu Hurdo Helo Kaliya
Full Story
Butin Iyo Gacal Doorashadiisa .. Quruxley Jaaheeda Aan Laga Jeesan-karin Sodon Magac U Qalanta Oo Gashay Qalwadi Valdmir Butin
Full Story
Qiso Cilmi Iyo Xikmad Ku Guda Jirta .. Alle Wuxuu Yiri: Aniga Waxaan Agtiisa Ahay Malaha Adoonkeygu Iga Fillaayo
Full Story
Waa Qiiso Kaa Qoslineysa .. Nin Eygiisa Qabuuraha Islaamka Ku Xabaalay Oo Anshax Xumo Lagu Soo Eedeyey Iyo Qaaligi Maxkamada Oo Sababo Lagu Qoslo Ku Sii Daayey
Full Story
Ninki Raga Madiina Ugu Qurxoona Iyo Wixii Kala Qabsaday Amiirki Cumar Ibnu Khidaab RC
Full Story