Faaiidooyinka Ay Leedahay Aayad Kursi ( Ayatul Kursi)
Wednesday - July 13, 2016

1- Haddii aad Akhrisid marka aad Guriga ka baxeyso, waxaa dhan walba kaa ilaalin-doona Malaa’ig aad u badan.
2- Haddii aad Akhrisid marka aad Guriga soo galayso, Gurigaaga Faqri uma soo Dhawaanayo.
3- Haddii aad Akhrisid marka aad Weyseysato ka dib, waxaa 70 jeer kuu Kordhaaya Ajirka ilaah Xagiisa ah .
4- Haddii aad Akhrisid Habeenkii inta aanad Seexan ka hor, waxaa ku ilaalin-doona Habeenkaas oo dhan Malag.
5- Haddii aad Akhrisid ka dib Salaad walba oo aad Tukato, Sheyga keliya ee Adiga iyo Janada idin Dhaxeeya waa Geerida.