FBI James Comey Warkiisi Darbada U La Helay Hillary Oo Hadana Wax Kama Jiraan Ku Tilmaamay Iyo Hillary Oo Tiri: Hadaad I Doorataan FBI James Dikhsi Baan Ka Dhigin Oo Cunahaan Dig-siin
Sunday - November 6, 2016

FBI – Mareykanka oo ku mashquuleysanayd maalmihii u danbeeyay baaritaan la xirira Emailska Hillary Clinton ayaa soo gabagabeeyay baaritaan ay ku sameeyeen dufacad cusub oo ah Emails-keeda gaarka ah.
FBI – Mareykanka oo faahfaahin ka baixisay natiijadii baaritaankooda ayaa sheegay inaysan helin wax caddeyn dambiyeed ah oo la xiriira Dufcadii cusub ee emails-ka Hillary Clinton, arrintan ayaa dhiiri galinaysa ololaheeda doorasho ee uga harsantahay oo kaliya labo maalmood .. Hillary ayaa intey ololeeheeda ku jirtay ciil iyo caro la harsan-weyday, waxayna ku taahday in haddey guusha gaarto ay mr. James qaran-dumis ku qori-doonto oo haddana dube la dhici-doonto
Madaxa FBI James Comey ayaa u sheegay golaha Congress ka Mareykanka, in wakaaladiisu FBI ku wayday danbiyo la xiriira Emailska looga shakisanaa inay danbiyo ku gashay intii ay ahayd Xoghaya nareykanka.Waxa uu intaas ku daray inayna taxaddar lahayn bishii July