Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Amiin Caamir oo soo bandhigay farshaxan gacmeed oo laga calool xumaaday

Saturday - Feb 9, 2008

farshaxanka weyn ee amiin caamir ayaa soo bandhigay masawir qofkii arka u ka calool xumaanayo oo ku eedeynaya kooxda al-shabaab falalka ay ka wadan dalka soomaaliya waxuuna farshaxnkaas ku muujiyey dad isgu jira rag iyo dumar oo qarax miino la kacday oo halaagsamay.