Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Dawlada Mareykanka oo soo saartay warbixin la xariirta al- qaacida oo somaaliya joogta

Saturday - Feb 9, 2008

Dawlada mareykanka aya dhawaan soo saartay warbixin ay ku tilmaameyso in soomaaliya ay ku sugantahay kooxo ka tirsan al-qaacida oo dagaalo ka wada magaalada mogadisho iyo meelo kale oo dalka ka mid ah. warbixintaas oo ka kooban 47 bog oo labo ka mid ah ay ku qoranyihiin xaalada