Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 16 April 2024

Xarun ay ku shirayeen Jaaliyadda yeman ee Mogdisho oo qarax ka dhacay

Thursday - Feb 14, 2008

Xarun ay ku shirayeen jaaliyadda yeman ee xamar ee dagmada wada jir aya ka dhacay qarax sababay dhimasho iyo dhaawac taaso keentay in shirkii lagu kala tago kadib markii ay ka argagaxeen qaraxa halkaas ka dhacay.