Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 27 April 2024

Dadkii Mixico Oo Tarab Tarab Ugu Dhimanaya Cudur U Gudbiyey Doofaarka Ay Halabsadaan

Friday - April 24, 2009

Mixico - Tirooyin badan ama darsiino dada ayaa dhintey, islamarkaana waxa la itaal daran cudurkan ka dillaacey wadanka Mixico ee noociisu yahay sida haragabaka oo kale.

Ururka Caafimaadka Adduuna ee WHO waxay u malaynayaan fayraskan inuu diley 60 qof laga soo bilaabo bishii saddexaad.

Xukuumadda  Mixico waxay albaabada u xirtay xarumihii waxbarashada ardeyda ee uu ku faafey cudurkani, islamrakaana waxa la qabanaqaabiyey olole-weyn oo lagu talaalayo dadweynaha... Cudurkan waxa hore loga helay wadanka Maraykanka oo ay u dhinteen boqolaal dad ah