Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

WARARKA MAANTA

Bulshadi Gaalkacyo Oo Ku Diirsatay Bandoowga Dib U Joogso Iyo Caburinta Abbriska Habeenka Gudahaya

Sunday - August 9, 2009

Gaalkacyo :Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in illa shalay ay ciidamada Amniga oo si toosa uga amar qaata madaxweynaha Puntland ay ku gaaf

Warkii oo dhan

Qoonka Somali Ee Ku Nool Yurub Iyo USA Oo Anshaxoodi Amniga Halis Noqday Awgeed Oo Dib Loo Eegayo

Friday - August 7, 2009

London : Dowladda Ingiriiska oo ay weheliyaan Yurubta kale ayaa walaac iyo murugo ka muujisay suurta galnimada weerar ay ka fuliyeen gudaha wadankaasi

Warkii oo dhan

Fadiilat Al-Digtoor Sh.Shuceyb Oo Sharaxaad Dheeri Ah Ka Si Baxshay Biisha Ramadaan

Thursday - August 6, 2009

ACWW, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah iyo saliga Suubanaha NNK ha ahaato, baraarujinta Jimcahan waxaan kaga hadlayaa Fursad Dahab Ah ee kusoo marta sanadkii mar

Warkii oo dhan

Baaq Odayaasha Tanade " Dhibaato Wey Timaada Dhalasho Iyo Xigtana Waa La Yahay Ee Dhiig Islaam....."

Wednesday - August 5, 2009

Galkacyo: Waxgaradka iyo Odoyaasha Beesha Tanade Ee ku sugan gobolka Mudug Gaalkacyo ayaa shir ay qaateen xalay ay kaga digeen Fitnada hawada suluxsuluxeyneysa

Warkii oo dhan

Dhacdo Murugo Iyo Naxdin Leh Oo Ka Dhacday Mogdisha

Tuesday - August 4, 2009

Waxaa jirta in adduunka maalinba maalinta ka danbeysa lagu arko waxyaabo aad la yaabaysid... waxaan halkaan kugu haynaa dhacdo Murugo iyo naxidin leh oo

Warkii oo dhan

Qiiso Cajiiba Iyo Talo Ruuxi Aan Qurbe Ku Qanacsaneyn By Yaasiin Xogdoone

Monday - August 3, 2009

Maalin baa anagoo dhowr Soomaali ah waxa noo sheekeysey gabar Swedish ah, gabadhan oo waqti dheer ka shaqayneysey arimaha ajaanibka, aadna u jeceleyd ajaanibka,

Warkii oo dhan

Hubsasho Iyo Runti Oo Laga Habaabay Iyo Kulanka Saraakiishi Hore Ee Xooga Dalka

Sunday - August 2, 2009

Washinton: Kullanka Saraakiishii hore ee Ciidamada Xoogaga dalka Soomaaliya uga socda Magaalada Washington ee Cariga Dalka Maraykanka ayaa galay Maalintiisi Sadexaad,

Warkii oo dhan

Abu Yaxye Oo Ugu Baaqay Kooxa Diimeedka Mogadisho In Ay Daacad U Dagaalamaan Ee Aanay........

Sunday - August 2, 2009

Hogaamiye Sare oo ka tirsan Ururka Al-qaacida ayaa ugu baaqay Kooxaha Mujaahidiinta ee ku sugan gudaha dalka Somalia inay dagaalkooda ka dhigaan mid u daacad ah

Warkii oo dhan

Anaga Iyo Faraskayaga

Friday - July 31, 2009

Farasku waa xayawaanka ugu tayada badan, Xayaawanada aduunka oo dhan waxaa loo adeegsadaa, waxyaalo farabadan marka laga hadlaayo wakhtiyadii hore waxaa lagu

Warkii oo dhan

Fadiilat Al-Digtoor Sh.Shuceyb Oo Baraarujintiisi Jimcaha Wax Ka Yiri Ramadaanka Fooda Nagu Soo Haya

Thursday - July 30, 2009

CWW, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah iyo saliga Suubanaha NNK ha ahaato, baraarujinta Jimcahan waxaan kaga hadlayaa Bisha RAMADAN ee barakeysan oo fooda nagu soo

Warkii oo dhan

Caanaha Geela Oo Ka Hortaga Cudurada Kansarka Ee Ku Dhaca Afka,Cunaha, Mindhicirka By Hersi Osman

Wednesday - July 29, 2009

"Waxyaalaha mudo aad u dheer  kamid ahaa quutal-yowmka caafimaadka qaba ee dunida Carbeed maalin walbaale laga isticmaalo ayaa waxaa la rajeynayaa in mustaqbalka

Warkii oo dhan

Caanaha geela

Wednesday - July 29, 2009

Faalooyinka qaar waxay isweydiinayaan Caanaha geelu Dawo manoqon karaa.Hadii Caanaha geela labarbar dhigo bay leedahay macluumaadka kasoo baxay baadhitaanadii kala

Warkii oo dhan

Ex Madaxweyne Charles Taylor Oo Lagu Eedeeyey Dad-Qalnimo Iyo Dad Uu Cunay

Tuesday - July 28, 2009

Madaxweynihii hore ee Laybeeriya Charles Taylor oo ay iminka dacwad wejiyo badani lihi uga socoto Maxkamada Hague ayaa diiday oo wax laga matago ku tilmaamay eedeeymaha

Warkii oo dhan

Orodyahan Maxamed Faarax Oo Kaalinta Kowaad Ka Galay Tartankii Orodka Ka Dhacday Dalka Ingiriska

Monday - July 27, 2009

London: Ciyaaraha maratonka 5ta kun ee mitir lagu qabtay caasimada dalka Ingiriiska, ee London, ayaa waxaa sanadkan ku guuleystay orodyahan Soomaaliyeed oo u ciyaara

Warkii oo dhan

Hillary Clinton Set To Meet Somali President .... Dhagax Tuujineysa Oo Dhuuxeysa Meel Maran

Monday - July 27, 2009

WASHINGTON, July 27 (Reuters) - U.S. Secretary of State Hillary Clinton plans to meet the president of Somalia's transitional government during a seven-nation trip

Warkii oo dhan