Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

WARARKA MAANTA

Khalkhalka Ku Dhacay Seyladaha Maaliyadeed Ee Mareykanka

Saturday - November 22, 2008

Sida lala wada socdo waxaa maanta adduunka ka taagan dhibaato dhaqaale oo aad u qoto dheer, Waxaana uu jahawareer ku dhacay seyladaha maaliyadda (stock exchange)

Warkii oo dhan

M. Dheere Oo Ku Tilmaamay Ciidamada Itobiya Kuwa Madadaalis Ah Ayna Tahay Iney Baxaan Iyo Warar Kale

Friday - November 21, 2008

Mogadisho: Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin maamul u sameynta raagtay ee Gobolka Banaadir

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Ka Dheeraanshaha Shubahada"

Thursday - November 20, 2008

Xalaashu waa cadahay, xaarantuna waa cadahay, waxaana jira arimo murugsan oo aan xalaal iyo xaaraan midna  ku cadeeyn, dadka badankiisuna ka warqabin. marka

Warkii oo dhan

" Aabba Qaatay " Waa Gabay Iyo Sheeko Murtiyeed Oo Qosol Leh

Wednesday - November 19, 2008

Islaan baa Qaad soo dacweysay si maxkamad loo soo taago. Qaadkii baa maxkamaddii looga yeeray. Haddaba sheekadan Qosolka, Xikmadda, Farriinta, oo gabayga wadata

Warkii oo dhan

Mucjisooyin Aduunka

Wednesday - November 19, 2008

Ukrine: Mucjisooyinka aduunka Lamaane aan qubeysan muddo 16 sanno…   (Layaabka Aduunka) Laba lamaane oo u dhashay dalka Ukrine ayaa si weyn indhaha dadka

Warkii oo dhan

Ciidamada Keenya Oo U Socda Soomaaliya Lana Soo Dhoobay Xadka Labada Dal

Tuesday - November 18, 2008

Nairobi : Wararka ka imaanay dhanka magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa tilmaamay in cutubyo ka mid ah ciidamada dalka Kenya inay ku soo biirayaan ciidamada

Warkii oo dhan

War Naxdinle : Gabdho Soomaaliyeed Oo Lagu Kufsaday Koonfurta Sudan Oo Qaarkood Geeriyoodeen

Monday - November 17, 2008

Sudan- Duleedka Magaalada Juba ee xarunta Maamul Goboleedka SPLA ee koonfurta dalka Sudan ayaa waxaa lagu kufsaday gabadho soomaaliyeed oo tiradoodu gaadhayso 10

Warkii oo dhan

War Deg Deg Ah Oo Caawa Leylka Naga Soo Gaaray Dhinaca Nairobi

Sunday - November 16, 2008

Nairoobi : War caawa leeylka Naga soo gaaray Magaaladda Nairobi ayaa sheegaya in madaxweyne Cabdulaahi Yuusu u si kadis ah ugu ambabaxay dalka

Warkii oo dhan

Itoobiya Oo Ka Hadashay Kulamadii Yuusuf Iyo Nuur Cade IYo Warar Kale

Saturday - November 15, 2008

Addis-Ababa: -Dawladda Itoobiya ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqday inay fashilmeen wada hadalo ay magaalada Addis Ababa habeen hore ku yeesheen Madaxweyne Cabdillaahi

Warkii oo dhan

Wadaad Daaci Ahaan Jiray Oo Qaba 86 Xaas Oo Muran maxkamadeed Ka taaganyahay Iyo Warar Kale

Friday - November 14, 2008

Lagos : Maxkamaddii gacanta ku haysay kiiska Odayga 84-sano jirka ah ee magaciisa la yiraahdo Maxameddu Bello ayaa lagu soo waramayaa inay weli maxkamaddu ku

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Geeridii Nabiga SCW"

Thursday - November 13, 2008

Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu horreeyay wuxuu ahaa Madax-xanuun,habeenkii isniinta ee uu maalinkeeda dhiman

Warkii oo dhan

Xlidhibaanada B. Dawlada KMG Oo La Arkay Iyaga Oo Wadooyinka Nairobi Sidii Dumar Haweyn U Murmaya

Wednesday - November 12, 2008

Nairobi:Magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya ayaa waxaa Todobaad-yadii ugu dambeeyey ku suganaa inta badan Xubnaha Barlamaanka Somaaliya oo Nairobi u yimid

Warkii oo dhan

Ganacsatada Soomaalida Ee Ku Dhaqan Dalka South Afrika Oo Ka Muregeysan Sharci Lagu Soo Rogay

Tuesday - November 11, 2008

South Afrika: Bayaan ka soobaxay xukuumadda South Afrika ayaa lagu xadidey ganacsiga Soomaalida ay ku leedahay wadanka South afrika , bayaankaan oo ka hadlaayey

Warkii oo dhan

Xisbiga Muxaafadka Dalka Poland Oo Raali-Galin Siiyey Obama Iyo Warar Kale

Monday - November 10, 2008

Kampala: Dad Somali ah oo Laga Celiyey Garoonka Diyaaradaha Ee Caasimada Wadanka Uganda ee Kampala. Dalka Uganda Waxaa ku Dhaqan Soomaali Tiro badan Oo intooda

Warkii oo dhan

Test Test Test Test Test Test Test

Monday - November 10, 2008

TestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTestTest

Warkii oo dhan