Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 26 April 2024

WARARKA MAANTA

Garaad Saleebaan Oo Madasha Shirka Khudbad Ka Akhriyey Meeshana Ka Saaray Khilaaf La Sheegay

Thursday - January 12, 2012

Taleex,(lasanod Online)- Garaadka oo daqiiqdado ka hor soo galay shirka waxaa lagu soo dhoweeyey Sacab iyo mashxarad socotay daqiiqado badan. Garaad Saleebaan

Warkii oo dhan

Xaalada Sool Oo Cirka Isku Shareertay Iyo M/weyne Siilaanyo Isugu Yeeray Baarlamaanka

Thursday - January 12, 2012

Hargeysa-Xigasho Waaheen: Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed  Maxamud Siilaanyo ayaa la sheegay in shalay isugu yeeray Shirguddoonada labada Gole Baarlamaan

Warkii oo dhan

Beesha Tanade/Lelkase Oo Shirka Khatumo-2 Iyo Halka Gogoshu Taalo Gaarsiyey Tiro Geel Baarqab Ah

Wednesday - January 11, 2012

Taleex: War naga soo gaaray magaalada Talex ee u ka socdo shirka la madalay khaatumo2 ayaa sheegaya in beelwaynta Laylkase ee dega dhinaca nugaal ay Gudiga

Warkii oo dhan

Dawlada Turkiga Oo Dib U Dayactireysa Wadooyinki Mogdisho

Wednesday - January 11, 2012

Mr.C/llahiyad Kookdagi oo ah Xiriiriyaha guud ee hay’adda TIKA ee laga leeyahay wadanka Turkiga mar u la hadlaayay wakaaladda wararka ee Anatolia ayaa sheegay

Warkii oo dhan

Madaxweynaha Maamulka Awdal Oo Ka Degay Mogdisho Iyo UN-ka Oo Soo Galbiyey

Tuesday - January 10, 2012

Muqdisho: Madaxweynaha Maamulka Dibed Wareega ah ee ay samaysteen qurbaajoog ka soo jeeda Gobolka Awdal ee Somaliland C/rashiid Aw Nuur Xirsi ayaa ka dagay magaaladda

Warkii oo dhan

Allaahu Akbar .. Vivo SSC Oo Ku Dhawaaqday State

Tuesday - January 10, 2012

Ugu dambeyn dood Iyo falaaqeyn kadib waxaa maanta ergooyinka fadhigooda khaatumo2 si marxabeeyn ah ugu codeeyeen in degaamada SSC loo sameeyo maamul

Warkii oo dhan

Shacabka Masar Oo Dalbaday In La Daldalo Xusni Mubarak Iyo Milatariga Oo Jiq Ku Ah Codsiga Sacuudiga

Monday - January 9, 2012

Hadda ka hor madaxweynihi hore ee Masar Xusni Mubaarak abaaraha biishi March 2010 ayaa laga wareystay sida u arko dilkii daldalaada Sadaam Xuseen

Warkii oo dhan

Midawga Afrika Oo Xoojinaaya Dagaalka Ka Dhanka Kooxda Al-Shabaab

Sunday - January 8, 2012

Addis-Ababa: Midowga Afrika ayaa diyaargarow xooggan ugu jira fidinta ololaha ka dhan ka ah kooxda al-Shabaab ee ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya ,  iyadoo

Warkii oo dhan

Maamulka Puntland Oo Walaac Ka Muujiyey Natiijada Ka Soo Bixi-karta Shirka Beelaha Dhulbahante

Saturday - January 7, 2012

Garoowe - Waxa maalmahan isa soo tarayay walaaca ay madaxda maamulka  Puntland ka qabaan shirka Khaatumo 2 ee beelaha Dhulhabante uga socda degmada Taleex

Warkii oo dhan

Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Khudbadiisa Ku Duur-xulay In Shirka Talex Lagu Dhiso Maamul Goboleed

Saturday - January 7, 2012

“Haddii awoodaadu dhiman tahay ama rag yaraani iyo dhaqaale la’aani ku hayso waad ku qanci kareysaa, laakiin maalinta aad buuxdo dulmiga qaadashadiisu aad-buu u

Warkii oo dhan

Beesha Cumar Maxamuud Oo Taageertay Shirka Khatumo2 Ee Talex Ka Socda

Friday - January 6, 2012

                                                     

Warkii oo dhan

Shirkada Diyaaradaha Ethiopian Airlines Oo Xaraashtay Fokker 50s Oo Hore Iskaga Dhex Gooshi Jiray...

Friday - January 6, 2012

Addis-ababa – Shirkada Diyaaradaha Itoobiya ee ETHIOPIAN AIRLINES ayaa xaraashtay diyaarado badan oo nooca loo yaqaan Fokker 50’s, kuwaas oo gaboobay isla-markaana

Warkii oo dhan

Xarakada Al-Shabaab Oo Sheegtay ineysan Lug Ku Lahayn Dilkii Shiikh Axmed Xaaji C/Raxmaan

Thursday - January 5, 2012

MUQDISHO (AllPuntland)- Xarakada Shabaabul Mujaahidiin oo maamusha inta badan Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa soo saartay bayaan ay uga hadlaysay bayaan

Warkii oo dhan

M/Weyne Shiikh Shariif Iyo R/Wasaarihisa Cabdiweli Gaas Oo No Weyn Saaray Doorashada Madoobe Nuunow

Thursday - January 5, 2012

Mogdisho: Somaliweyn- Gudiga Amniga Qaranka Oo Kulan Ka Yeeshay Dhacdooyinkii Ka Dhacay Gollaha Shacabka.ee lagu doortay gudoomiye baarlamaan ayaa soo saaray war

Warkii oo dhan

Shirkii Talex Oo Wafuudi Dhulbahante Soo Buux dhaafiyeen Iyo Fu'aad Aadan Cade Oo ...

Wednesday - January 4, 2012

Taleex: Warka ka imaanaya degmada Talex ayaa tilmaamaya in shirka Taleex u taageero badan ka helay beesha Dhulbahante gaar ahaan markii ay Somaliland ku hanjabtay

Warkii oo dhan