Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 8 May 2024

WARARKA MAANTA

Beled Xaawo: Ciidamada oo xiray nin dil ka geystay halkaasi.

Thursday - Feb 28, 2008

Ciidamada ammaanka degmada Beled Xaawo ee gobalka Gedo oo shalay galinkii dambe howl-gal halkaasi ka sameeyay ayaa u suurta gashay inay gacanta kusoo dhigaan nin

Warkii oo dhan

Muqdisho: Guddoomiye K/xigeenkii Shibis oo xalay la dilay.

Thursday - Feb 28, 2008

Kooxo hubeysan ayaa xalay ku toogtay gudaha degmada Shibis Guddoomiye K/xigeenkii degmadaasi Marxuum C/laahi Xaaji Max'ed Kajaale. Sida uu xaqiijiyay Guddoomiyaha

Warkii oo dhan

Muqdisho: Hooyga Wasiirka Gaashaandhiga DF oo xalay la weeraray.

Thursday - Feb 28, 2008

Sida ay sheegtay Guddoomiyaha maamulka degmada C/casiis Marwo Sacdiyo Cabdi Gacal rag hubeysan ayaa xalay weerar ku qaaday guriga uu degmadaasi ka degan yahay Wasiirka

Warkii oo dhan

Kenyan town plans demonstration over Obama Somali photo

Wednesday - Feb 27, 2008

By Noor Ali ISIOLO, Kenya, Feb 27 (Reuters) - Residents of a remote Kenyan town plan a demonstration on Friday over a photo of U.S. presidential hopeful Barack

Warkii oo dhan

Muqdisho: Nin la dhashay Ra'iisul-wasaare K/xigeenka oo ay ciidamada DF dileen.

Wednesday - Feb 27, 2008

Allaha u naxariistee Marxuum Abuukar C/salaan Xaaji Aadan ayaa maanta ciidamo ka tirsan Dowlada KMG ah ku dileen xaafada KM4 ee magaalada Muqdisho.Marxuumkaan geeriyooday

Warkii oo dhan

Xildhibaan Seeraar "Ciidamada DF ee Bakaaraha galay waa tuugo dhacay hantida Shacabka"

Wednesday - Feb 27, 2008

Xildhibaan Yuusuf Mire Seeraaar oo ka tirsan Barlamaanka Somalia horeyna u ahaa Hogaamiye ka arrimin jiray gobolada Jubbooyinka ayaa maanta ka hadlay xaalada suuqa

Warkii oo dhan

Ciidamo Ethiopian iyo Soomaali ah oo mar kale galay degmada Diinsoor.

Wednesday - Feb 27, 2008

Wararka naga soo gaaraya degmada Diinsoor ee gobalka Bay ayaa sheegaya in maanta mar kale ay degmadaasi soo galeen ciidamo Ethiopian iyo Soomaali iskugu jira. Ciidamadaan

Warkii oo dhan

Xisbiga Mucaaradka Kenya oo qaban qaabinaya dibadbax nabadeed oo Nairobi ka dhaca.

Wednesday - Feb 27, 2008

Iyadoo xisbiga mucaaradka ah ee dalka Kenya ee ODM ay horaan u sheegeen in hadii aan si dhaqsi ah loo soo afjarin khilaafka u dhexeeya dowladda iyo mucaaradka ay

Warkii oo dhan

Nin Ganacsade ahaa oo lagu dilay Dhuusa Mareeb.

Wednesday - Feb 27, 2008

Magaalada Dhuusa Mareeb ee xarunta Gobalka Galgaduud waxaa xalay ka dhacay dil loogu geystay nin ganacsade ahaa oo aad looga yaqaanay magaaladaasi.Ganacsadahaan

Warkii oo dhan

Mas'uuliyiinta ugu sareysa DF oo gaaray Baydhaba.

Wednesday - Feb 27, 2008

Aroornimadii saaka ayay magaalada Muqdisho ka duuleen saddex mas'uul ee ugu sareysa Dowlada KMG ah kuwaaso gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay. Madaxweyne

Warkii oo dhan

Dawlada Masaarida oo Dooneysa Iney Gogol Nabadeed U Fidiso Dawlada Soomaaliya iyo Mucaaradkeeda

Tuesday - Feb 26, 2008

Mogdisho-Qaahira ( Galdogob Times) Dawlada Masaarida aya marar badan si rasmi ahayn u soo  hadal qaaday iney wada hadal u furto dawlada soomaaliya iyo

Warkii oo dhan

Gen. "Harag Shabeel" oo aas qaran loogu sameeyay Muqdisho.

Tuesday - Feb 26, 2008

Waxaa saaka magaalada Muqdisho lagu aasay Allaha u naxariistee Taliyihii ciidamada Bambeyda Dowlada KMG ah Col. Cabdi Kaahiye Faarax "Harag Shabeel" oo shalay galab

Warkii oo dhan

Askarta Ethiopian-ka oo isaga baxay Dhuusa Mareeb.

Tuesday - Feb 26, 2008

Ciidamada Ethiopian-ka ee maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degmada Dhuusa Mareeb ee gobalka Galgaduud aaya saaka halkaasi isaga baxay. Ciidamadaan oo watay gawaari

Warkii oo dhan

Zenawi oo dhibaatada Somalia ka taagan ku eedeeyay Al-qaacida iyo Al-shabaab.

Tuesday - Feb 26, 2008

Ra-iisul-wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi ayaa ka hadlay dhibaatada ka aloosan dalka Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho. Meles oo isagoo ku sugan Addis Ababa Saxaafada

Warkii oo dhan