Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 16 April 2024

WARARKA MAANTA

Soomaalida Mareykanka Oo Ka Walaacsan Baritaanada Ay FBI-du Ka Wado Mareykanka Iyo Kanada

Monday - October 12, 2009

Muslimiin badan oo ku nool maraykanka ayaa ka cabsi qaba in lagu daro baadi goobka ay FBI-da maraykanku ku baadi goobayso kooxa ay ku sheegtay in ay yihiin argagixiso

Warkii oo dhan

Somaali Samaanta Garaneyn Qaarado Kale Laga Hagayo Oo Maleegeysa Iney Qarax Ka Geeysato South Africa

Sunday - October 11, 2009

Bulshada Soomaalida degan dalka South Africa ayaa la soo gudboonaatay kurbo khalkhal amaan-daro kadib markii Wargeysyada todobaadlaha ee ka soo

Warkii oo dhan

Obama Oo Ku Qaatay Bilada Ujeedo Xisaabeed Iyo Dhiiragalin Barnaamijkisa Nabada Caalamka

Friday - October 9, 2009

Oslo, Norway: Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa ku guuleystay billad sharafta Nabada ee loo yaqaan (Nobel Peace Prize), Obama ayaa billadan ku guuleystay

Warkii oo dhan

Fadilat Al- Digtoor Sh. Shuceyb Oo Baraarujintiisa Sharax ka Bixinaya Daawooyinka Kala Duwan Ee....

Thursday - October 8, 2009

Sidee Xeego Loo Xagtaa Ilkana ku Nabadgalaan, waxaan ku bilaabayaa baraarujinta Jimcahan Magaca Allah iyo Saliga Suubanaha NNK ha ahaato, Sida aad la socotaan dawada

Warkii oo dhan

Taalibaan Oo Haybadnimo Iyo Goodis Bilaabay Marki Gantaalo Waabaayo Leh Lagu Waabin- kariwaayey

Wednesday - October 7, 2009

Kapul: Ururka Taalibaan kadib markii lagu waabinwaayey Sawaariikh dhaadheer Iyo Gantaalo sun iyo waabaayo leh ay warbaxin ku soo bandhigeen bogcad

Warkii oo dhan

Dalalka Aduunka Ugu Nolosha Wanagsan Iyo Kuwa Ugu Liita ... Soomaali Xagee Kaga Jirtaa ?

Tuesday - October 6, 2009

Norway ayaa noqotey meesha ugu wanaagsan aduunka ee lagu noolaado halka wadanka Niger ee ku yaal galbeedka qaarada AfriCa uu noqdey halka ugu xun ee ugu nolol liidata

Warkii oo dhan

Warkaan Gaarsiya Hablahiina Intysan U Ekaan Dad Qalato

Monday - October 5, 2009

Sida la cadeeyey dawooyinka Dumarku isku caddeeyaan waxa ka mid ah kuwo loogu talogalay in lagu daaweeyo xasaasisiyadda iyo caabuqa nabarrada, qaar kalena ku yihiinba

Warkii oo dhan

Al-Qaacida Oo Soo Saartay Qaraxyo Aysan Qabankarin Aalada Wax Lagu Baaro

Sunday - October 4, 2009

Bam cusub oo ay Al-Qaacida soo saartey ayaa waxaa la sheegay in uu yahay mid si fudud ku qarxi kara isla markaana aanay qaban karin aaladaha looggu tala galay

Warkii oo dhan

Xiliga Wareerka " Tiiha" Lagu Jiro Ha Ku Haraadina Kisimayo Waxna Ha Ku Jaangoosan ... Latest News

Friday - October 2, 2009

Kisimayo : Ka digtoonaada Xiliga wareerka "Tiiha" lagu jiro ha ku haraadina waxna ha ku Jaan-goosanina.... Maanto kale laga wanaagsan ka hadalkeeda

Warkii oo dhan

Fadilat Al-Digtoor Sh.Shuceyb Iyo Casharka Jimcaha "Hagardaamada Iyo Ceebeeynta Lagu Hayo Qu'raanka"

Thursday - October 1, 2009

Qaran Quustay, Qabiil Qooqay, iyo Qof Kursi u Hanqal taagaya.........Waxa ka darnaaday Qur'aan si qaldan loo Adeegsaday, Allah iyo Rasuulkiisa oo Been laga sheegay.

Warkii oo dhan

Dacaayado Basar-xun Hordhac U Ah In lagu Xalaaleeysto Dilka Madaxweyne Obama

Wednesday - September 30, 2009

Gurxan ' Haruuf, Guux iyo dacaayad anshaxdaran dhagrid iyo dugaagnimo ku saleysan ayaa maamahaan si xooli ah ugu socta madaxweyne Obama, Taaso sida la

Warkii oo dhan

Bisinka..Farsamo Loo Helay Dib U Soo Celinta Gabarnimada Dumarka"Bakaarada" Iyo Muftiga Azharka Oo..

Tuesday - September 29, 2009

Qahira- Mid ka mid ah culimada waa weyn ee xaga diinta ee wadanka Masar ayaa soo saarey fatwo xoogan oo ku aadan in dalkaasi la soo galiyo qalab cusub oo loogu tala

Warkii oo dhan

Dhiilada Iyo Aabiga Socda Qoomama Xigin .... Daarood Ku-Xaar " Kisimayo" Qoon kale Dagin

Monday - September 28, 2009

Kisimayo: Inkasto Shicibka maatada magaalada kisimaayo murug iyo Qaxar la badayo maalin kastana ka sameyaan dibad bax aan sidaa u tira badneyn haddana

Warkii oo dhan

Kismayo Daarod ku-Xaar Lafahoodi Daadsanyihin Xaalkeedu Waa Ha La Ba'o Balaayana Ha Dhacdo

Sunday - September 27, 2009

Kisimayo :Warar si xoogan la’isula dhexmarayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in malishiyadi islaamiyiinta xarakada Al-shabaab ee Kismaayo ay talo ku meel gaareen

Warkii oo dhan

Mucaaradki Somaliland Oo Hungoobay Hurdadina Ka Soo Xirantay Iyo Riyaalo U Korartay Guul Hibatay

Friday - September 25, 2009

Hargeysa- Jimcihi shalay ayaa Golaha Guurtida ee Somaliland ku soo af-jartay shaqaaqadi iyo muran la isku qiro beelay oo mudooyinka ka dhex aloosnaa

Warkii oo dhan