Thursday - May 5, 2011
Laascaanood: Banaan bax ka dhashay xadhiga nin wadaad ah oo ay xireen ciidamada Somaliland ayaa ka dhacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Banaan
Warkii oo dhan
Wednesday - May 4, 2011
Alexia Sloane waxay lumisay araga indhaheeda iyada oo 2 sano jir ah ka dib markii uu ku dhacay cudur xaga maskaxda ah kaas oo sababay in ay waydo guud ahaan araga
Warkii oo dhan
Wednesday - May 4, 2011
Mar u Mahaatir Maxamed Raiisal Wasaarihi Hore ee dalka Malesiya uu goob xaflad maamuus kutub ka bixinaayey ayuu halkaas ku soo hadal qaaday dilki
Warkii oo dhan
Wednesday - May 4, 2011
Kuwait- Hogaamiyaha shabakada Al-Qaacida Osama Bin Ladin ayaa la xaqiijiyey in bishii December sanadkii 2001-dii uu dardaarankii ugu dambeeyey u jeediyey caruurtiisa
Warkii oo dhan
Monday - May 2, 2011
Ugu dambeyn Madaxweyne Obaama isagoo suun ku gigsan is muujin xashaash, xarrago iyo farxadi ka muuqato, Waxuu shaaca ka qaaday in Usaama Bin
Warkii oo dhan
Monday - May 2, 2011
Muqdisho-Madaxwenaha Dowlada KMG ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa boogaadiyay Dilkii loo geystay Hogaamiyaha Ururka Al-Qaacida Sheekh Osama Bin-Laden isagoo
Warkii oo dhan
Monday - May 2, 2011
Washington- madaxweynaha maraykanka Obama ayaa ku dhawaqay in u Osama Bin-laden dhintay kadib markii ay ka war heleen mesha u ku suganaa ,waxana lagu dilay Magaalada
Warkii oo dhan
Sunday - May 1, 2011
US-Miinnisota: Shir ka dhacay cariga Mareykanka gaar ahaan magaalada Minnisota oo looga hadlaayey arimaha iyo duufaanta dagaal waqtigaan ee ka dulun-dulceyneysa
Warkii oo dhan
Sunday - May 1, 2011
Gaakacyo: olole nabadeed oo ay hor boodayaan Odayaashi iyo Waxgaradkii magaalada gaalkacyo oo mudo laga si shaqeynaayey ayaa weli sidi isugu xuslduubaya iney
Warkii oo dhan
Saturday - April 30, 2011
Laascaanood: Rabshadaha ka jira magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa cirka isku si shareeray, iyado oo ay magaalada ka dhacayaan shirqoolo abaabulan
Warkii oo dhan
Friday - April 29, 2011
Moscow- Raysal wasaaraha Ruushka Vladimir Putin ayaa si kulul u dhaleeceeyay weerarkii ay NATO ku qaaday xarumihii madaxtooyada Qadafi ee magaalada Tripole Talaadadii
Warkii oo dhan
Friday - April 29, 2011
Madaxii hore ee wakaalada Basaasiinta CIA sanadadi 2006-2009 ee dalka Maraykanka General Michael Hayden ayaa mar shalay wax laga weydiiyey Liibiya uu
Warkii oo dhan
Thursday - April 28, 2011
Sida guud ahaan la hadal hayo gudo iyo dibad illo lagu kalsoon-yahay ayaa xaqiijinaaya in ay jiraan shakhsiyaad tashiga tolkooda aan rabin iney
Warkii oo dhan
Thursday - April 28, 2011
Gaalkacyo: illa xalay iyo maanta Wararka noga imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa ah mid la orankaro waa daawo iyo samata-bixin lagu reysto, oo sheegaya
Warkii oo dhan
Wednesday - April 27, 2011
Madaxii xafiiska TV Aljazeera ee magaalada Beyruut Qasaan Bin Jedo ayaa gudbiyay is casilaadiisii, wararku waxa ay intaa ku darayaan in Qasaan uu si weyn uga xumaaday
Warkii oo dhan