Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

WARARKA MAANTA

War-moogeTerry Jones Masaaxifta Kaniisadiisa Ku Najaasawday Sharciga Islaamku Waa Qaba In la Gubo

Friday - September 10, 2010

Wakaaladaha Wararka Ayaa illa maanta shaacinaayey in Baadariga kaniisada-yar oo ku taal gobolka Florida ee wadanka Mareykanka ee hore u shaaciyey inuu gubayo

Warkii oo dhan

Waxaan Idin Leenahay Ciid Mubaarka .. Ciidaan Ciideeda ilaahay Ha Nagu Gaarsiiyo Nabad Qab, Barwaaq

Thursday - September 9, 2010

Guud ahaan dalalka islaamka iyo Somaaliba si wada jira ah ayaa berito jimco ku beegan looga wada ciidaya maalinta ciidal- fidirka, ka dib markii la soo dhameystay

Warkii oo dhan

Buntukh Riixi Iyo Dhacay Lagu Sameeyey Baaburti Beesha Leelkase Oo Rajo Fiican Ku Dhamaatay

Sunday - September 5, 2010

Niman loo taag waayey ibleyskuna turubka u qaado aan toolkooda maqlin, talaxumo iyo falxumo markasta inu falo u taagan oo ka qawleysata aagaga buhoodle

Warkii oo dhan

Al-Shabaab Oo Bukaanada HIV AIDS-ka Qaba Ugu Baaqday In Ay Is Qarxiyaan

Saturday - September 4, 2010

Wararka laga soo xiganaayo Maamulka ka arimiya Degmada Marka ee Sh/ hoose ayaa dhawaan xarunta daaweynta AIDS-ka ee Degmada Marka kula kulmay bukaano halkaasi lagu

Warkii oo dhan

Qiiso dhaba Oo ka Dhex Dhacday iimaamki Iyo Dadkii U Tujinaayey Dalka Tanzaniya

Friday - September 3, 2010

Daresalam - waxa ka dhacday qiso cajiiba masaajid ku yaala magalada Daaresalam Ee wadan-ka Tanzania .. dhacdadan oo u ka waramay cabdirashid cabdilahi

Warkii oo dhan

Caalim Shiikh Shuceyb Oo U Garnaqay Nin Iyo Naftiisa

Thursday - August 26, 2010

Waxaan deg deg jeer ku liqay, maxay shishe ii damqeenkashayda dalooshadeen, muxuu hadba shay daligandareensigu soo tuf yiri ... xikmad Hadraawi. Nafteyda ma

Warkii oo dhan

Dagaal Ogahi Hitler Oo Hido- Sidihii Dhiigiisa La Mid Noqday Dhiiga Somaalida Iyo Yahuuda

Wednesday - August 25, 2010

Hogaamiye dagaal-oogihii Yurub Ee Hitler Ayaa Baaritaan Lagu Sameeyey Hido-sidihii dhiigiisa La mid Noqdey Dhiiga Soomaalida, Barbaariyiinta Waqooyiga Afrika iyo

Warkii oo dhan

Xusuusta Qabriga Iyo Aakhiro, By Saeed Omar

Saturday - August 21, 2010

Hadii dunida lagu waaraya nabi mohamed NNKH aya loo deen laha ruuxada macan Nebigu wuxuu jiranaa 18 maalmood oo ay Asxaabtu booqanayeen Xanuunkiisa, Xanuunkii ugu

Warkii oo dhan

Qiisadi Taariikheed Asxaabigii Weynaa Ee C/raxmaan Bin Cawf

Thursday - August 19, 2010

Fiiro Gaar ah: Maanta oo kale Jimco waa maalinti aan uga baranay casharada uu bixin jiray Shiikh Shuceyb sidaa darteed ma daama Uu soonka dartii u cududaartay

Warkii oo dhan

Ictiraafka Dibada Mayaalo Ee Wuxuu Yaala Gondaha Somaliland .. Sidaa Waxaa Yiri Prof. Ismacil Buubaa

Thursday - August 19, 2010

Md. Ismaaciil Maxamuud Hure (Buubaa), oo ah siyaasi reer Somaliland ah balse aaminsan mabda’a federaalka, ayaa sheegay in aqoonsiga Somaliland uu yaalao gondaheeda,

Warkii oo dhan

Xamse Riraash Oo Gabay Ka Tiriyey Fadliga Ramadaanku Leeyahay

Sunday - August 15, 2010

Waa bil cibaado ah Anbiyadu duceyso ... Alaha na gaarsiiyo fadliga ay leedahay biisha Ramadaan. Waxaan halkaan ka akhrisankar-taan Gabay Uu Hamsa Riiraash ku cabiraayo

Warkii oo dhan

Mucjisada Quraanka ... Iyo Digtoor Shiikh Shuceyb

Wednesday - August 11, 2010

Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah iyo saliga subanaha N.N.K. ha ahaato,  waxaan si rasmi ah u guda galnay Arbacadii 11/08/2010, bisha barakeysan ee Ramadan,

Warkii oo dhan

Madaxweyne Obama Oo Yiri Xal Yaan Laga Sugin Somaaliya Beri Iyo Saadambe

Sunday - August 8, 2010

Madaxweynaha Maraykanka oo ka hadlayay kulan uu la yeeshay hogaamiyaasha mustaqbalka ee qaarada Afrika (Young African Leaders Forum) oo ka dhacay Aqalka Cad ee Maraykanka

Warkii oo dhan

Musharax raba Inu Xilka Kala Wareego Madaxweyne Shiikh Shariif Oo Olole Ka Wada Cariga Mareykanka

Sunday - August 8, 2010

Musharax doonaya inuu noqdo Madaxweynaha Somalia ayaa tagay magaalaad St. Cloud ee Gobolka Minnesota, isaga oo doonaya inuu soo jiito taageerada bulshada Soomaalida

Warkii oo dhan

Shiinaha Oo Sameystay Gantaalo Ka Yaabiyey Mareykanka

Sunday - August 8, 2010

Xukuuumada Dalka Shiinaha ayaa sameenaysa Gantaalo soo afjaraya Awooda Maraykanka ee dhinaca Badda sida ay xaqiijiyeen khuburo darsaysa gantaalaha cusub ee Shiinaha. Gantaalahan

Warkii oo dhan