Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Maamulka Islaamiga Kisimaayo Oo Meel Mariyey Xuquuqdii Xoolaha Iyo Amaro Kale Oo..........

Monday - Feb 23, 2009

Kismaanyo - Maamulka islaamiga ah ee ka arimiya gobolada jubooyinka gaar ahaan magaalada kismaanyo ayaa soo saaray wareegto ay ku mamnuucayaan xakamaha ka samaysan

Warkii oo dhan

Dawlad Calan Madow Oo Ka Dhan Ah Shiikh Shariif iyo Sharmarke Oo Dhawaan Looga Dhawaaqi-doono Som.

Monday - Feb 23, 2009

Marka: Horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa shir uga socdaa Magaalada Marka muddo saddex maalmood ah, waxayna isku mari la'a yihiin qaab-dhismeedka dowlad ay ku sheegeen

Warkii oo dhan

Dawlad Calan Madow Oo Ka Dhan Ah Shiikh Shariif Iyo Sharmarke Oo Looga Dhawaaqi-doona Soomaaliya

Sunday - Feb 22, 2009

Marka: Horjoogayaasha Al-Shabaab ayaa shir uga socdaa Magaalada Marka muddo saddex maalmood ah, waxayna isku mari la'a yihiin qaab-dhismeedka dowlad ay ku sheegeen

Warkii oo dhan

Halow Hawraarsan Iyo Gudoon Wacan haddi Aad Dooneyseen Wasiiro Hurgumo Dhiig Iyo Hungo

Friday - Feb 20, 2009

Jabuutti; Halow- Halow Hirarka Dhaadheer, Mawjadaha Gaa-gaaban Marxab iyo Gudoon Wacan taariikhdu waa marag, Ugu dambeyn ina Cabdi-Rashiid Cali Sharmaarke waxuu

Warkii oo dhan

Waa Dr. Shuceyb Abu Yuusuf Iyo Casharkiisi Jimcaha " Sababaha Keena Haweenka Uurka Leh U Dhiciyaan"

Thursday - Feb 19, 2009

Dhalaankii hadey weydiiyeen waxey galabsadeen???? Mahad oo dhan Allah mudan, Col iyo dagaal waxa muteystay kuwa dulmiga fala, naxariis iyo nabad waxa mudan kuwa

Warkii oo dhan

Khilaafkii Ka Taagnaa Dhismihii Xubnaha Wasiirada Oo Kurbadiisi Hoos U Dhacday

Wednesday - Feb 18, 2009

Jabuutti: Wararka illa maanta ka soo yeeraya dhinaca jabuuti ayaa si kooban u sharxaya in murugadi iyo xasaasiyaadkii ka dhashay magacaabida xubnaha wasiirada

Warkii oo dhan

Kaalinta Timaha Ka Qaataan Shaqsiyada Qofka Iyo Aragtida Bulshada

Tuesday - Feb 17, 2009

Paris: Mr. Catherine Walter oo ah khabiir ku xeeldheer cilmiga bulshada, ayaa cilmi-baaris uu dhowaan sameeyey waxa uu ku soo bandhigay in astaamaha qofku leeyahay

Warkii oo dhan

Maxamed Dheere Oo Ka Warbixiyey Xariga Ay u Geysteen Generaalada Yohanes Iyo Tasfay

Tuesday - Feb 17, 2009

Doolow Itoobiya: Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M/Dheere) oo muddo 10-cisho ku xirnaa xabsi ku yaal Deegaanka Doolow Ethiopia ayaa ka

Warkii oo dhan

Shiikh Dahir Aweys Oo Sidi Shabeel Ciil La Digrinaaya Ku Soo Wajahan Mogadisho iyo Cumar C/Rashid...

Monday - Feb 16, 2009

Mogadisho: Sida ay noo soo tabiyeen dad xog-ogaalo ah oo sheegay iney la qaxweyaan faqna ka dhaxeyo taageerayaasha muqaawamada ka dagaalanta Mogdisho ayaa

Warkii oo dhan

Raiisal Wasaarihi Hore Nuur Cade Oo Xilkii u Hayey Ku Wareejiyey Cumar C/Rashiid

Sunday - Feb 15, 2009

Jabuuti:-Waxaa caawa xilka wareejiyey Raisul wasaarihii hore ee DFKM Nuur Cadde isaga oo xilka ku wareejiyey Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaarke ka dib xaflad weyn

Warkii oo dhan

Ogeysiis Muhim Ah Oo Loo Hayo Akristayaasha Soo Booqda Shabakadaan Galdogobtimes.Com

Saturday - Feb 14, 2009

Dear waxa codsiyo badan aan ka helnay Akhristayaasha Shabakadaan oo naga codsaday inaan u saxno dhigmada magaca websitka lagu galo oo ay kala kulmeen digmadiisa

Warkii oo dhan

ii Talinmesi, Ku Talinmaayo, Wada-Tashanmeyno, kala Tagimeyno, Taada Ma-yeele, Tiisu Ma- Anfacdo

Friday - Feb 13, 2009

Somaali dhibka Waa wada saameyey, laakiin dadweynaha ku nool koofurta waxay nasiib u yeesheen dil iyo qax joogta ah, waxaa cajab ah mogadisho waxa

Warkii oo dhan

Dr. Shiikh Shuceyb Bin Yuusuf Oo Ummadda Soomaaliyeed Uga Digay Iney Dhiciso Maandeeqda ILmaha Sida

Thursday - Feb 12, 2009

Asalamu Aleykum, Maandeeq miyey markale Dhicin. ? Kadib salaanta islaamka ee qiimaha badan, waxaan umada somaaliyeed inta ka hartay ee dalka gudihiisa ku nool,

Warkii oo dhan

Shariif Xasan Sh. Aadan Oo Helay Balanqaad Jagada Wasirka Maaliyada iyo ku Xigeen Raiisal Wasaare

Wednesday - Feb 11, 2009

Jabuuti : Ninkii Gudoomiyaha hore u ahaa Baarlamaanka Soomaalida isla markaana dhawaan ka mid noqday Baarlamaanka Somalida Garabka Djibouti Shariif

Warkii oo dhan