Wednesday - November 11, 2009
Inta Hadal Duulo Haad Ma Duulo ... Warar aan aan ka soo xiganay ilo ku hawlan xogta Al-Shabaab ayaa noo sheegay in dhawaan magaalada mogdisho iyo gobolada ay ka
Warkii oo dhan
Tuesday - November 10, 2009
7 Jir reer London ah oo Indho la'a ayaa noqday Mucjiso cusub kadib markii la ogaaday inuu Dhagaha wax ka arko isagoo loo bixiyey naanays ah "Batboy".
Lucas Murray
Warkii oo dhan
Monday - November 9, 2009
Nin u dhashay dalka Malaysia magaciisana la yiraahdo Maxamed Cabdulle ayaa shalay u dhintay hadal haweenay uu jeclaa afkeeda ka soo baxay, kaas oo ahaa
Warkii oo dhan
Sunday - November 8, 2009
Burco: Maamulka Gobolka Togdheer ayaa ku amray odayaasha Magaalada Burco inay 48 Saac gudaheed ku soo dhiiban labo nin oo looga shakisan yahay inay xiriir
Warkii oo dhan
Friday - November 6, 2009
Faallo ... Source: Webishabeele political advisory desk washinton
Godey- Waxaanu wada ognahay inaynu ku jirno qarnigii 21-aad, Qabiilka Ogadeenka wuxuu u
Warkii oo dhan
Thursday - November 5, 2009
Daar burburtay waa la dhisaa, damiir burburay baa adag ... waxaan halkaan idin ku soo bandhigeynaa casharkii jimcaha taxanaha ahaa ee waqtigiisi qaaliga u huray
Warkii oo dhan
Wednesday - November 4, 2009
War ka soo baxay Ururka Al Qaacida ayaaa shaaca ka qaaday in hogaamiye sare oo ka tirsanaa ururkaasi hadda loo magacaabay inuu noqdo masuulka Al Qaacida ee Soomaaliya.
Warkaasi
Warkii oo dhan
Tuesday - November 3, 2009
Kambala- Wararka ka imaanaya magaalada Kambala ee caasimada wadanka Ugandha ayaa sheegaya in Madaxweyne Yuweri Museveni uu si toos ah oo qarsoodi ah u amrey taliyeyaasha
Warkii oo dhan
Monday - November 2, 2009
Cairo : Gamal Mubarak, wiilka uu dhalay madaxweynaha dalka Masar, ayaa loo malaynayaa in aanu raaci doonin tubtii uu qaaday aabihiis, haddii uu ku guulaysto xilka
Warkii oo dhan
Monday - November 2, 2009
Bosaaso: Kadib markii labada Nin wax afduubay Been Loo sheegay Rakaabkii Dayaarada iyo Shaqaalihi Dayaarada ayaa ku guuleystay iney dayaarada dib ugu soo celiyaan
Warkii oo dhan
Sunday - November 1, 2009
Aduunka waxa ka jira habab ay uga hortagaan khataraha soo food-saara sida masiibooyinka dabiiciga ah, argagaxisada, abaaraha iyo wixii la mida ... Aduunyada horumarka
Warkii oo dhan
Friday - October 30, 2009
Gaalkacyo: Wararkii ugu dambeeyey ee ka soo dhacay magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay socdaan waanwaan iyo talo jilbaha loo laabto oo xiisadahaas dajiya ayna
Warkii oo dhan
Thursday - October 29, 2009
Daar burburtay waa la dhisaa, damiir burburay baa adag ... waxaan halkaan idin ku soo bandhigeynaa casharkii jimcaha taxanaha ahaa ee waqtigiisi qaaliga u huray
Warkii oo dhan
Wednesday - October 28, 2009
Dowlada Wadanka Shiinaha ayaa waxaa isu diyaarinaysa in ay lacago madaxfurasho ah siiso Kooxaha Burcad Badeeda Soomaalida ee haysta Markabka Shiineeska.
Xogheyaha
Warkii oo dhan
Tuesday - October 27, 2009
Tehran: Raiisul Wasaaraha dalka Turkey Mr.Tayyib Erdogen oo booqasho ku tagay dalka aya jaarka yihiin ee Jamhuuriyada Islaamiga Iran, booqashadan ayaa ah mid uu
Warkii oo dhan