Thursday - April 14, 2011
Sida ay qortey warsidaha Al-Diyaar oo ka soo baxda dalka Lubnaan waxaa la sumeeyey madaxwenihii hore ee dalka Masar Jamaal Cabdulnaasir kaasi oo geeriyoodey sanadkii
Warkii oo dhan
Wednesday - April 13, 2011
Nairobi- Kadib shirkii labada maalmood magaalada Nairobi uga socday dhamaan dhinacyada ku lug leh siyaasada dalka Somaaliya ayaa caawa fiidkii waxaa guud
Warkii oo dhan
Wednesday - April 13, 2011
Nairobi-Siduu qorshaha ahaa waxaa maanta maalintii labaad galay shirkii ay qaban qaabineesay Qaramada Midoobe oo ujeedkiisu ahaa wada tashi ku aadan arimaha Soomaaliya.Barqadii
Warkii oo dhan
Tuesday - April 12, 2011
Hargaysa-Xigasho Isha Hatuf: Nin Sheegtay inuu yahay Nabi oo ka soo jeeda dalka Somalia oo lagu magacaabo Shariif Axmed Cabdi oo Maxkamada Degmada Hargeysi ay markii
Warkii oo dhan
Tuesday - April 12, 2011
Nairobi- By Wariye Xuurshe: Wakiilka Xoghayaha guud ee QM ugu qaabilsan arrimaha Soomaaliya Danjire Agostin Mahinga ayaa faahfaahin ka bixiyay shirka wada tashiga
Warkii oo dhan
Monday - April 11, 2011
Sida laga war qabo wafdi u hogaaminaayo madaxweynaha naamul goboleedka Puntland ayaa shalay ka soo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaaso
Warkii oo dhan
Sunday - April 10, 2011
Qaahira- Wargeyska Al-shuruuq ee ka soo baxa dalka Masar ayaa cadadkiisi Sababtida soo qoray markii u horaysay in khilaaf uu ka dhex taagan yahay golaha ciidamada
Warkii oo dhan
Friday - April 8, 2011
Maalintii oo la isticmaalo saddex xabo oo muus ah, ayaa la ogaaday inay yarayso shalalka ama faaliga ku dhaca jirka Aadamaha, waxaa sidaa lagu sheegay cilmi-baaris
Warkii oo dhan
Friday - April 8, 2011
Waxaa Mudooyinkii danbe Dalka Hindia ku sii qul qulayay rag Soomaaliyeed oo guurdoon ah kuwaa oo ka kala tagay Wadamo badan oo ku yaala Qaarada Afrika Asia Yurub
Warkii oo dhan
Thursday - April 7, 2011
Soo Diyaariye Axmed C/samad; Bukhaari iyo Muslim baa ka wariyey Abuu hureyra inuu nabigu (scw) yiri: wuxuu arkay Ciise ina Maryamo- nin (wax) xadaya, markaas
Warkii oo dhan
Thursday - April 7, 2011
Wargesyada dhawaanahaan ka soo baxa dalka masar sida Al-ahraam iyo al-jamuuhriya ayaa aad wax uga qoray guluf colaadeed oo dhawaan ka dhex aloosmay Wadadaada Azharka
Warkii oo dhan
Wednesday - April 6, 2011
Boosaaso: Wararka naga soo gaaray magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in xalay kooxo ku hubaysan bastoolado ay degaanka Biyo kulule ee magaalada Boosaaso ku dileen
Warkii oo dhan
Wednesday - April 6, 2011
ILaha Sirdoonka ee Reer Galbeedka oo kaashanaaya kuwa dawladaha Geeska Africa ee u dhuunda- loola Arimaha Argagixisada Al-shabaab, ayaa soo tebiyey Shir ka dhacay
Warkii oo dhan
Wednesday - April 6, 2011
Wiil ka mid ah wiilasha uu dhaley hogaamiyaha shabakada Al-Qaacida Osama Bin Ladin ayaa sheegtey in uu ku sigto booqashada aqalka Cad ee looga taliyo wadanka Mareykanka,
Warkii oo dhan
Tuesday - April 5, 2011
Afhayeen u hadlay Xukuumada ay reer galbeedku taageersan yihiin ee Ivory Cost ayaa sheegay in ay la wareegeen goobo ay horay gacanta ugu hayeen Ciidamada taabacsan
Warkii oo dhan