Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 9 March 2025

WARARKA MAANTA

Taariikh Qiro Weyn .. Dagal-Yahankii Weynaa Ee Imaam Axmed Gurey Oo U Dagaalamay Diinta Waajibkeeda

Thursday - December 15, 2016

Imaam Axmed ibn ibraahim Al-Ghazi loona yiqiin "Axmed Gurey" wuxuu ka mid ahaa saraakiishi ciidankii Garaad Abwan, wuxuuna caan ku ahaa geesinimo, karti iyo indheer-garadnimo uu ku kasbaday kalsoonida Garaadka iyo bulshadii uu ku dhex noolaa intaba.

Warkii oo dhan