Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 6 July 2025

WARARKA MAANTA

Dalka Gabon Oo Marti Galineysa Kulunka Pan-Afrikan Iyo Maal-gashadayaal Caalami Ah

Wednesday - June 6, 2012

Dowlada Gaboon ayaa marti galinaysa kulanka looga hadlayo dhaqaalaha aduunka kaasi oo ay ku yeelanayaan maalinta Jimcaha ah  Pan Afrika magaalada caasimada

Warkii oo dhan

Wadaadkii Seef Laboodka Shiikh Daahir Aweys Oo Isa Soo Dhibistiisa La Beeniyey

Monday - June 4, 2012

Muqdisho- Warar aan ka xiganay hay'adaha amniga ayaa si qayaxaan u beeniyey in Shiikh Daahir Aweys isa soo dhiibay, waxaana la sheegay iney warkaas wad-wadaan shakhsiyaad

Warkii oo dhan

Daahir Aweys

Monday - June 4, 2012

Somaliland iyo Wadamada Geeska Afrika oo Khatar ugu jira Dagaalyahanada Al-shabaab ee ka soo Firxanaya Somaliya Muqdisho oo ay Madaafiicdii is-Macasalaameeyeen

Warkii oo dhan

Shirki Istanbul Ee Somalida Loo Qabtay Oo Guul Ku Dhamaaday Iyo Somaliland Oo ....

Saturday - June 2, 2012

Sida aan ka warqabno, waxa Arbacadii hore la soo gaba gabeeyey shirkii Istanbul ee odayda dhaqanka Somalida iyo ka rayid ah ee ay hormuudka u ahaayeen madax dhaqameedyada

Warkii oo dhan

Mudane C/Qaadir Axmed Kamtiirey Oo Loo Magacaabay Xil Muhim Ah

Wednesday - May 30, 2012

Mogadisho: War aan ka soo xiganay xafiiska wasiirka arimaha Dibada ee Somaaliya Mudane Cabdullaahi Xaaji ayaa sheegaya in mudane C/qaadir Kamtiirey kadib markii

Warkii oo dhan

Sirdoonka Paakistaan Oo Qiray Iney Sir Ka Waayeen Xaasaski Usama Bin Laadin

Wednesday - May 30, 2012

Karaaji – Sarkaal ka tirsan sirdoonka dalka Pakistan oo ka mid ahaa raggii qaabilsanaa baadrista iyo wareysiga xaasaskii uu ka tagay Usaama Bin Laden ayaa qiray

Warkii oo dhan

ddgfbh

Wednesday - May 30, 2012

Pakistaan Oo Qirtay Inuu Xog Ka Waayay Xaasaskii Usaama Iyo Kalgacalka Ay Weli U Hayaan Saygoodii Geeriyooday Oo Ka Yaabiyey Karaaji (Ramaas) May 30,2012 – Sarkaal

Warkii oo dhan

Xarumihi Al-Shabaab Ay Ku Lahaayd Kisimaayo Oo Lagu Garaacay Sawaariikh Iyo Gantaalo Waabaayo Leh

Tuesday - May 29, 2012

Kismaayo – Maraakiibta dagaalka ee dawlada Kenya oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa xeebta Magaaladda Kismaayo ee dalka Somaliya ayaa maanta madaafiic ku garaacay

Warkii oo dhan

Isbahaysiga NATO Iyo Dawlada Mareykanka Oo Qorsheeyey Weeraro Cirka Lagu Qaado Argagixisada Somaliya

Thursday - May 24, 2012

Muqdisho - Isbahaysiga awooda badan ee loo yaqaano NATO ayaa ku dhawaaqay inay bilaabayaan weeraro lagu ugaarsanaya Kooxaha Argagixisada ah ee ka dagaalama dalalka

Warkii oo dhan

Maleska Itoobiya Oo Ku Balanqaaday Iney Si Dhakhso Ah Ula Wareegi-doonaan Gacan Ku Haynta Kisimaayo

Wednesday - May 23, 2012

Adisababa:Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia Males Zanawi ayaa sheegay in Ciidamada dalkiisa ee ku sugan Koofurta Soomaaliya ay diyaar u yihiin inay kordhiyaan weerarada

Warkii oo dhan

Donald Yamamoto Oo Yiri: Somaaliya Ma Kala Go'yso, Somaliladana Ma Aqoonsaneyno

Tuesday - May 22, 2012

Minneapolis – Dawlada Maraykanka ayaa la sheegay inay danaynayso midnimada Somaliya isla-markaana ka soo horjeedo in Somaliland ka mid noqoto dawladaha caalamka

Warkii oo dhan

nbhyd mnjhgg

Tuesday - May 22, 2012

“Mareykanku ma ogolaanayo in Soomaaliya loo kala qeybiyo Gobolo 37 Madaxweyne leh, Somaliland uma aqoonsanayno dawlad Somaliya ka go’da” ” Donald YamamotoMinneapolis

Warkii oo dhan

Wariye Toos " Live" Telefishinka Ugu Jiray Oo Hurdo Dheer La Khuuriyey

Monday - May 21, 2012

Washington- Weriye ka tirsan Telefishinka caanka ah ee Fox News ee laga leeyahay wadanka Maraykanka, ayaa hurdo la dhacay xili uu toos ama Live ugu jirey warbixin

Warkii oo dhan

Wax-GaradkaTanade/Leelkase Oo Kalsooni Buuxda Siiyey Oday dhaqameedyada Beesha Si Ay ...

Saturday - May 19, 2012

Waxaa shalay la madalay shir ka dhacay goobta hoolka hotelka ambassador ku teedsan jidka Maka Mukarama ee Mogdisho waxaa ku shiray xubno ruug

Warkii oo dhan

Faaliye Xiddigeeya Caan Ah Oo Saadaaliyey In Weerar Milatari Lagu Qaadaayo iiraan Iyo Suuriya

Friday - May 18, 2012

Moscow (Geeska)- In kasta oo int abadan dadka arrimaha siyaasadda ka faalloodaa ay ku celceliyaan in dagaal ka dhaca bariga dhexe uu khatar ku yahay amniga Israel,

Warkii oo dhan