Monday - September 19, 2011
Sida laga wada war qabo,waxaa dalka Giriiga ee qaarada Yurub la soo deristay xaalada ba´an oo xaga dhaqaalaha ah gebi ahaanba mujtamaca ama shacabka dalka Giriiga,
Warkii oo dhan
Sunday - September 18, 2011
Galkacyo: Wararka ka imaanaya gobolka mudug iyo gaar ahaan dhinaca Garoowe ayaa sheegaya in awrki madax taaga loo gashay ee tusmada ka habaabay Cabdiraxmaan
Warkii oo dhan
Sunday - September 18, 2011
Xigasho Raxanreeb: Xog Warbixin qarsoodi ah oo laga heley madaxtooyada Puntland ee Magaalada Garowe ayaa lagu ogaaday in maamulka C/raxmaan Faroole uu qabanqaabinayo
Warkii oo dhan
Friday - September 16, 2011
Nairobi: Sida ay baahisay jariirada Eastandard ee kasoo baxda magaalada Nairobi dowlada Kenya ayaa markii ugu horaysay ka dhawaajisay in dagaalyahano ONLF ah ku
Warkii oo dhan
Friday - September 16, 2011
Asallaamu calaykum waraxmatu-llaahi wabarakaatuh.Walaalayaal waxaynu wada xasuusan-nahay bishii ramadan siday misaajidadu u camir-naayeen oo xitaa salaada subax
Warkii oo dhan
Thursday - September 15, 2011
Waxaa la yiri: waxaa jiri jiray wiil iyo aabihiis kolkuu wiilkii qaan-gaaray ee u noqday nin xilkas ah, ayuu aabihiis u guuriyey gabar qurux badan oo xoolana siiyey.
Guyaal
Warkii oo dhan
Thursday - September 15, 2011
Dalka Pakistaan ayaa sheegay in Hogaamiyaha koowaad ee shabakadda Al-Qaacida Ayman al-Dawahiri u baxsaday meel ka mid ah Dalka Soomaaliya ama wadanka
Warkii oo dhan
Wednesday - September 14, 2011
New York: Waxa maanta ka dhacaya magaaladda New York shir balaaran oo xog-waraysi ah oo Golaha Amaanka ee Qaramada Midowbay kaga doodayaan arrimaha Somalia. Waxa
Warkii oo dhan
Wednesday - September 14, 2011
Xigasho Geeska Afrika: Raysalwasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa soo jeediyay in Somaliland la siiyo äqoonsi hoosaad u dhigma midka ay haystaan maamulka Falastiiniyiintu.
Meles
Warkii oo dhan
Tuesday - September 13, 2011
Paris: Hayadda Booliska caalamiga ah ee adduunka ee loo yaqaan Interpol, ayaa shaaciyey in liiska cas ee dadka loogu doon-doonka badan yahay adduunyada ku dareen
Warkii oo dhan
Monday - September 12, 2011
Muqdisho: Xigasho Raxanreeb - Xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Dowladda FKMG Soomaaliya ayaa sheegay in aysan ka qeybgeli doonin kulanka wada tashiga ah
Warkii oo dhan
Monday - September 12, 2011
Garowe: Warar aan ka xiganay xarunta saldhiga u ah Mr. Faroole ee magaalada Garowe ayaa tilmaamaya in Mr. Faroole isagoo ka ambaqaadaya cabsi ku soo korortay
Warkii oo dhan
Sunday - September 11, 2011
Abii-dardaa waxa laga wariyay in uu yiri " Ogaada wanaaggu ma duugoobo, xumaanta iyo dambigana lama illaawo". Dembigu wuu ku dabo socon haddaad adigu illowdo
Warkii oo dhan
Sunday - September 11, 2011
Qardho: Koox u badan Sarakiil iyo Siyaasiyiin oo ku sugan Magaalada Qardho ayaa sheegtay inay sameeyeen Maamul Goboleed lagu magacaabo Karkaar State,
..Raga
Warkii oo dhan
Sunday - September 11, 2011
Xigasho Raxanreeb-(RBC) Nairobi: Bogga ku caanbaxay soo bandhigista sirta dawladaha caalamka ee Wikileak ayaa soo bandhigay warbixin sir ah oo aad u dheer taasoo
Warkii oo dhan